26/03/2026
Ogeysis ...
الصفحة الرسمية لمعهد الإمام الشافعي للعلوم الشرعية والعربية
26/03/2026
Ogeysis ...
21/03/2026
war-gelin...
Dhamaan ardada mac-hadka imaamu shaafici waxaa lagu war-gelinayaa in daraasada mac-hadka ay dib u bilaabanayso barito oo taariikhdu tahay 3 /10/1447
22/3/2026.
mahadsanidiin.
13/02/2026
Xaflad lagu maamusaye Ardeydii kaalimaha h**e ka gashay imtixaankii dhexe ee sanad dugsiyeed-ka 2025-2026 qeybta khamiis iyo jimce.
Marka h**e alle ayey mahad oo idil u sugnaatay oo inoo suura-geliyey in ay si qurux badan inoogu qabsoonto xafladdan quruxda badan ee lagu dhiiragelinayey ardada kaalimaha h**e ka gashay imtixaankii dhexe.
Dhammaan maamulka iyo macallimiinta oo isku duuban waxa ay u hambalyeynayaan dhammaan ardadii kaalimaha h**e gashay.
waxa ayna mahad-celin iyo boogaadin u dirayaan waalidiintii carruurtooda kula dedaalay sida ay u xaqiijin lahaayeen hadafkooda waxbarasho.
Mahadsanidiin.
11/02/2026
Xaflad lagu maamusaye Ardeydii kaalimaha h**e ka gashay imtixaankii dhexe ee sanad dugsiyeed-ka 2025-2026 qeybta galinka h**e.
Marka h**e alle ayey mahad oo idil u sugnaatay oo inoo suura-geliyey in ay si qurux badan inoogu qabsoonto xafladdan quruxda badan ee lagu dhiiragelinayey ardada kaalimaha h**e ka gashay imtixaankii dhexe.
Dhammaan maamulka iyo macallimiinta oo isku duuban waxa ay u hambalyeynayaan dhammaan ardadii kaalimaha h**e gashay.
waxa ayna mahad-celin iyo boogaadin u dirayaan waalidiintii carruurtooda kula dedaalay sida ay u xaqiijin lahaayeen hadafkooda waxbarasho.
Mahadsanidiin.
يبقى معهد الإمام الشافعي منارة المعاهد قاطبة، وتاجها، وسيّدها، وجوهرة تتلألأ بالعلم والريادة.
10/02/2026
Hambalyo dhammaan ardeyda kaalmaha h**e kasoo galay imtixaankii dhexe ee sanad dugsiyeedka 2025-2026.
Kuwaani waa qaar ka mid ah ardeyda kaalmaha h**e kasoo galay fasaladooda.
10/02/2026
Faraca labaad ee machadka Imaamu shaafici oo xaflad abaalmarin u qabtay ardeyda machadka.
Maamulka machadka Imaamu Shaafici faraciisa labaad ayaa qabtay xaflad si heersare ah loosoo agaasimay oo lagu abaalmarinaayay ardeyda kaalmaha h**e ka galay imtixaankii dhexe ee sanad dugsiyeedka. Xafladan ayaa looga gol lahaa in lagu dhiiragaliyo ardeyda, laguna bogaadiyo dedaalkooda.
Xaflad waxaan kasoo qeybgalay madaxa waxbarashada Hay'ada kheyriga ah ee Towfiiq Sheekh Mowliid, ahna maamulaha guud ee machadka Imaamu Shaafici, macallimiin, waalidiin, ardeyda dugsiga iyo marti sharaf kale.
Buraanburkani waxa uu kamid ahaa nashaadaadkii lasoo bandhigay.
waxaa ku luuqaynaysa faadumo Abuubakar.
"يُعد الطابور الصباحي من أهم الأنشطة اليومية في المدرسة، فهو بداية يومنا الدّراسي، وفيه نتعلم النظام والإلتزام، ونستمع إلى فقرات الإذاعة التي تغذي عقولنا بالعلم والمعرفة."
مقتطفات من فعاليات الطابور الصباحي اليوم
01/02/2026
النّجاح لا يأتي من الرّاحة بل من الإجتهاد