mar walba iyo wakhti kasta waxa aan halka idinkula wadaageyna waxa walba oo quseeya waxabarashada School khaalid binu waliid primary and secondary
School khaalid binu waliid primary and secondary
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from School khaalid binu waliid primary and secondary, Education, Kismayo.
hambalyo ardeyda soomaliyeeed
gaar ahan ardeyda schoolka oo dhamantooda wada basey examka alx
hormar wacan idin wada rajeynaa isha allaha
Khalid binu waliid
Malintii arbacada ahayd iyo dhiiri galintii loo sameeyey ardeyda schoolka khalid binu walid
Maamulka iyo macalimiinta sharaftaleh
Had iyo jeer waxa ay u taagan yihiin in ay ardeyda ku dhiiri galiyaan hadafyo sar sare
15/08/2022
Maamulka schoolka ayaa ugu hambalyeeye dhaman ardeyda soomaliyeed oo bari la shaacin rabo natiijadooda
Dhamantii guul idin wada rajaynaynaa isha allaha
08/07/2022
Maamulka schoolka iyo macalimiinta sharafte leh ayaa ardayda sanadkan gashay national examinations ee 2021 ila 2022 u waday dalxiis kaas oo qatay wakhti badan halkaaso mamulka iyo macalimiinta iyo ardaydu ay ku soo wada qaaten wakhti qurux badan
Maamulka iyo macalimiinta ayaa ardayda ugu mahad celiyey wakhtigii dheera oo ay u soo dhabar adeygeen oo maanta ay soo gaba gabeeyey waxa walba oo lagu dadaali waa la gaara
Ugu danbayn ardeyda ayaa u mahad celiyey mamulkii iyo macalimiintu wakhtigii dheera iyo juhdigii adkaa iyo dadaalkii aan joogsiga lahayn oo ay nagu soo bixiyeen mamulka iyo macalimiintu aad iyo aad ayaa uga mahad celinaynaa
Abaalka ay noo soo galeen maamulka iyo macalimiintu mid aan gudi karno maaha lakin ma hilmaami doono dhamantiiinba fiiquluubinaa tihiin
Wabilahi tawafiiq
22/06/2022
Maamulka schoolka iyo macalimiinta ayaa ardayda examka dhameeyey ugu hambalyey guusha ay gaaren maanta una rajaynayey natiijo wanagsan in ahy helaan
Dhamantood
Guul guul guul isha allaha
18/06/2022
Maamulka schoolka khalid binu waliid iyo macalimiinta ayaa ardayda sanadka u fariisatay examka dawlada 2021 ilaa 2022 u rajeeyey guul iyo in ay helaan natiijooyin wanagsan oo ay ku farxaan
18/04/2022
Hanbalyo hanbalyo ardayda form four ayaa xafladii ugu danbaysa schoolka qabsaday waxa an lee nahy kuwii guulaysta alle ha idinka dhigi
Mamulka iyo macalimiinta ayaa aad iyo aad ula dardaarmay
success and regionalism
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Kismayo