مركز النجاح لتحفيظ القرآن الكريم والتربية الإسلامية كسمايو الصومال

مركز النجاح لتحفيظ القرآن الكريم والتربية الإسلامية كسمايو الصومال

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from مركز النجاح لتحفيظ القرآن الكريم والتربية الإسلامية كسمايو الصومال, Education Website, kismayo, Kismayo.

Photos from ‎مركز النجاح لتحفيظ القرآن الكريم والتربية الإسلامية كسمايو الصومال  ‎'s post 22/11/2025
Photos from ‎مركز النجاح لتحفيظ القرآن الكريم والتربية الإسلامية كسمايو الصومال  ‎'s post 22/11/2025

بسم الله
الحمد لله والصلاة والسلام على رسول الله
أما بعد :-
Maalinimadi Khamiista taariikhduna ku astaysned 20/11/2025 waxa inoo qabsoontay xaflad si heer sare leh OO uu Soo Agaasimay
مركز النجاح لتحفيظ القرآن الكريم والتربية الإسلامية كسمايو الصومال
Iyadoo aay ka Soo qayb galeen Mahadi haka gaartee Culimaa,u diinka magaalada Kismaayo oogu waawayn sida Al_shaykh Al-walid sh Axmad sh Cali sh Axmad siiro
Sh Maxamad guure Cabdi Ustaad Guure
sh maxamad wacdi
Sh Maxamud Maxamed Samatar maamula Machadka Imaamu Alsuyuudi
Sh Muuse maamula xigeenka machadka imaam Al Suyuudi
Sh Mukhtaar
sh Yuusuf yo Culimo kale waalidiinta yo marti sharaf kale
Inta laguguda jiray xaflada ardaydu waxa la gudoonsiiyay shahaadooyin yo abaal marino kale iyadoo culimadu aay ku dhiira galisay ardayda ineey quraanka ku dadaalaan OO aaysan dayacin

Ugu dambayn waxaa Mahadi OO dhan u sugnaatay Allah subxanaho watacaaalaa OO si nabad leh noogu dhameeyay gunaadka xaflada

07/07/2025

Kagaqeeb qado waxaad awoodid

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Kismayo
Kismayo