Ahmed Bin Hambal Students Association.

Ahmed Bin Hambal Students Association.

Share

Wa Bogga Rasmiga ah Ururka Ardayda Dugsiga Axmed Bin Hanbal, Kismayo, Jubland - SOMALIA

20/09/2022

This is pure talent. 💪❣️

24/10/2020

https://www.facebook.com/112666536840783/posts/365544684886299/



(PUBLIC SPEAKING)

XARUNTA Waamo Center For Research & Human Development Waxa ay Dhamaan Ardada Dugsiyada sare iyo kuwa Jaamacaddaha Kismayo; In ay Qabaneyso Tababar Gaaban.

MOWDUUCA/TOPIC: FAGAARE KA-HADALKA HABOON
(EFFECTIVE PUBLIC SPEAKING)

GOORTA/Time: 3:15Pm - 5:15pm, Arbaca/
Wednesday
GOOBTA/Venue: Plasma University.

N/B: Isdiwaan-galinta & Tababarku waa Bilaash.
(Certificate) Waa Dalab.

Contact: 061 2472057.
Email: [email protected]

Kaso qeyb-gal Wacan .

Photos from Ahmed Bin Hambal Students Association.'s post 13/08/2020

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo waa Dafcadi 16 ee kaqalin jabisay Dugsiga H/ Dhexe & Sare ee Axmed Bin Xambal Sanadkan 2019-2020 oo Soo afmeeray Dugsigee Sare ,Si nabad ah waxaan u macad celinayaa Maamulka Dugsiga iyo macalimiinta .Sidoo kale waxaan umahad celinaynaa Gudidada Ardada iyo Gudoomiyaha oo Soo agaasimay Xafladan quruxdaada .
Waxaanan idin rajaynaynaa in aad h**e u sii wadaan waxbarashada .Guul Ayaan idin rajaynaynaa . Inshaa Allah.

Photos from Ahmed Bin Hambal Students Association.'s post 13/08/2020

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo waa Dafcadi 16 ee kaqalin jabisay Dugsiga H/ Dhexe & Sare ee Axmed Bin Xambal oo Soo afmeeray Dugsigee Sare ,Si nabad ah waxaan u macad celinayaa Maamulka Dugsiga iyo macalimiinta .Sidoo kale waxaan umahad celinaynaa Gudidada Ardada iyo Gudoomiyaha oo Soo agaasimay Xafladan quruxdaada .
Waxaanan idin rajaynaynaa in aad h**e u sii wadaan waxbarashada .Guul Ayaan idin rajaynaynaa . Inshaa Allah.

09/08/2020

https://www.facebook.com/112666536840783/posts/303961947711240/

OGGEYSIIS OGGEYSIIS

XARUNTA WAAMO CENTER FOR RESEARCH AND DEVELOPMENT & JUBBALAND STUDENTS ASSOCIATION Waxa ay OGEYSIINAYAAN. Dhamaan Ardayda Magaalada Kismaayo in ay Qabanayaan Tababar Gaaban.

MOWDUUCA/TOPIC: SIDEE BAAD KU DOORANAYSAA TAKHASUSKAAGA JAAMACADEED ?

GOORTA/Time: 8:00 am,(Subaxnimo)
Tuesday 11/08/2020

GOOBTA/Venue: JAAMACADDA JUBBA EE SOOMAALIYA .

N/B: Isdiwaan-galinta & Tababarku wa Bilaash.

Contact: 061 2472057./0618636319
Email: [email protected]

Kaso qeyb-gal Wacan .

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Kismayo