Ahmed Gurey school

Ahmed Gurey school

Share

Ahmed Gurey is a public primary/secondary school located in kismayo at midnimo village.

01/04/2026

Guddiga Tartanka Dugsiga Ahmed Gurey

1. Ustad Mohamed Okash Abdi
2. Ustad Mohamud Mohamed Muhumed (Mudu)
3. Ustad Ali Abdullahi Hanshi ( Bukhari)
4. Ustad Elmi Mohamed Yusuf
5. Ustad Idle Mohamed Salat
6. Ustad Abdirashid Macalin Hassan
7. Ustad Abdihamid Saney Kusow

01/04/2026

Dugsiga Ahmed Gurey waxa uu si farxad leh u shaacinayaa Tartan Aqooneed xiiso leh!

📅 Taariikh: Arbaco, 01/04/2026

⏰ Waqti: 7:00 subaxnimo

📍 Goobta: Dugsiga Ahmed Gurey

🎯 Ujeedada tartanka:
1. Kor u qaadista aqoonta ardayda
2. Dhiirigelinta tartanka caafimaadka qaba
3. Kobcinta kalsoonida iyo ka qaybgalka ardayda

27/11/2025

Guddiga dugsiga Ahmed Gurey 2025-2026

27/11/2025

Maamule ku xigeenka dugsiga Ahmed gurey mudane Mustaf Farah Abdullahi ayaa kalmad dhiiragelin ah u jeediyay ardayda, maamulaha ayaa hoosta ka xariiqay muhiimada ay dhaqan wanaaga u leedahay waxbarashada.

26/11/2025
26/11/2025

Anfac shariif ayaa maanso qiimo badan ka jeedisay munaasabadda xuska maalinta macallimiinta oo lagu qabtay dugsiga Ahmed Gurey.

31/10/2025

Waa qaar ka mid dufcaddii 1aad iyo macaliimiintooda

24/08/2024
07/06/2024

Guud ahaan ardeyda Soomaaliyeed ee imtixaamka Sideedaadka (8) barito u fariisanaayo Rabbi ha u fududeeyo, qaasatan ardeyda dugsiga Axmed Gurey.
Aamiin

07/03/2024
Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Kismayo