Fuuma primary school

Fuuma primary school

Share

fuuma primary school provides free basic education and food for orphans and kids from poor famil

12/02/2024

Mahadsanid Gudomiye intaa iyo in kabadane waanu kaa Sugeynaa Hanbalyo hanbayo

26/12/2023

Aqoon la aan waa iftiim la aan

25/12/2023

Mahadsanid Xilibaane boqashada aad inoogu timid Fuuma p School .

25/12/2023
05/08/2023

Wax ka badal lagu sameyey Sanad dugsiyedka wax barashada Dowlad G jubeland.

17/12/2022

Fuuma primary school students 4term exam

25/08/2022

Codsi
Waxan idiinka codsanaynaa inta samaha jecel in aad garab nagasiisaan kabitaanka Mushaarka macalimiinta.
Kafaalo waxbarasho 1 arday 1 sano 120$.
Kudir inta awoodit nrka hoos ku qoran jazaka Allah.
Tlf( 00252614849662) Ama Amal acount 2013502504
Kismaayo.
Maamulka fuuma primary school.

25/08/2022
30/04/2022

Waxaa mantay kadhacay fuuma primary school munaasab loogu siinayay xaqul ciid arday fuuma primary school. Arintaa waxaa si fikirkeeda iyo fulinteeda lahaa : walaalaha kale ah Ahmed indhofaynuus, v saleybaan Bare iyo walaal Yusuf sacid oo ah qurbojoog dagan wadanka Canada iyo USA. Allah maalka haubarakeeyo walaal arintaa kutabarucay.

Photos from Fuuma primary school's post 30/04/2022

Waxaa mantay kadhacay fuuma primary school munaasab loogu siinayay xaqul ciid arday fuuma primary school. Arintaa waxaa si fikirkeeda iyo fulinteeda lahaa : walaalaha kale ah Ahmed indhofaynuus, v saleybaan Bare iyo walaal Yusuf saciid oo ah qurbojoog dagan wadanka Canada iyo USA. Allah maalka haubarakeeyo walaal arintaa kutabarucay.

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Kismayo