مدرسة ترتيل لتحفيظ القرءان الكريم والتر بية الاسلامية والمواد الاساسية

مدرسة ترتيل لتحفيظ القرءان الكريم والتر بية الاسلامية والمواد الاساسية

Share

diin la.aani noloshaba macno malahan

10/10/2021

Ilaah ha na soo qawoojiyo

Photos from ‎مدرسة ترتيل لتحفيظ القرءان الكريم والتر بية الاسلامية والمواد الاساسية‎'s post 24/01/2021
24/01/2021
24/01/2021

Mansha allaah, maanta oo ay taariikhdu ku beeganthy 24/01/ 2021 waxaan hambalyo lawadaagaynaa anagoo ah bahda waxbarashada madarasada IBNU TAWAAD ee xifdinta qur,aanka kariimka iyo Siirada rasuulka(SCW), Gabadha lagu magacaabo KHADRO IBRAAHUM XAKANE oo ka dhamaysay QURAANKA KARIIMKA.
Waxa kalo aad iyo aad uga mahad celinaynaa waaalidkedii kuso bixiyay wakhti dheer iyo juhdi badan, wxan kuleenahay hadan nahay MACALIMIINTA MADARASADA IBNU TAWAAD eebe ha kaa dhigo tii diinteeda, dalkeeda iyo dadkeedaba anfacda🤲🤲🤲

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Kismayo