27/07/2026
Wargalin Muhiim ah.
Jaamacadda Jubba Ee Soomaaliya waxay si rasmi ah ugu wargelineysaa bulshada ku dhaqan Gobolka iyo Guud ahaan Dalka inay furantahay isdiiwaangelinta ardayda cusub ee sannad waxbarasheedka 2026 - 2027. Waxayna ka socotaa Xarunta wayn ee ku taalla ka soo horjeedka Isgoyska Olombik ee Magaalada kismayo
Wixii faahfaahin ah ee intaa dheer kala xiriir: Whatsapp number https://wa.me/252613657777 ama Email: [email protected]
• ••
Admissions Open.
Jubba University of Somalia
Welcome to the official page of the institution and if there's any query or inquiry, please don't hesitate to reach us through WhatsApp No: 0613658888 or call: 0613640101 or by email: [email protected].
INNOVATIVE MINDS #
10/07/2026
Sawiro: 2-aad Hambalyo ardayda Kulliyadda Barashada Culuumta Dhaqaalaha, Maamulka iyo Maareenta gaar ahaan waaxda Maamulka Guud oo maanta difaacday Buugooda qallinjebinta dufcadda 6aad ee Jaamacadda Jubba ee Soomaaliya.
10/07/2026
Hambalyo ardayda Kulliyadda Barashada Culuumta Dhaqaalaha, Maamulka iyo Maareenta gaar ahaan waaxda Maamulka Guud oo maanta difaacday Buugooda qallinjebinta dufcadda 6aad ee Jaamacadda Jubba ee Soomaaliya.
10/07/2026
Hambalyo ardayda Kulliyadda Barashada Culuumta Caafimaadka gaar ahaan waaxda kalkaaliyaha Guud oo maanta difaacday Buugooda qallinjebinta dufcadda 11aad ee Jaamacadda Jubba ee Soomaaliya.
10/07/2026
Waxaa Maalinki 3-aad si habsami leh uga bilaabmay Xarunta Wayn ee Jaamacadda Jubba Ee Soomaaliya difaacashada buugaagta ardeyda Qalin Jabinaysa sanad dugsiyeedkaan 2025-2026.
09/07/2026
Sawiro: 2-aad Hambalyo ardayda Kulliyadda Barashada Culuumta Beeraha, Deegaanka iyo Xanaanada Xoolaha gaar ahaan waaxda Beeraha oo maanta difaacday Buugooda qallinjebinta dufcadda 1aad ee Jaamacadda Jubba ee Soomaaliya.
09/07/2026
Public Heath
Class Of 2026
09/07/2026
Hambalyo ardayda Kulliyadda Barashada Culuumta Caafimaadka gaar ahaan waaxda Caafimaadka Guud oo maanta difaacday Buugooda qallinjebinta dufcadda 9aad ee Jaamacadda Jubba ee Soomaaliya.
09/07/2026
Hambalyo ardayda Kulliyadda Barashada Culuumta Beeraha, Deegaanka iyo Xanaanada Xoolaha gaar ahaan waaxda Beeraha oo maanta difaacday Buugooda qallinjebinta dufcadda 1aad ee Jaamacadda Jubba ee Soomaaliya.
09/07/2026
Waxaa Maalinki 2-aad si habsami leh uga bilaabmay Xarunta Wayn ee Jaamacadda Jubba Ee Soomaaliya difaacashada buugaagta ardeyda Qalin Jabinaysa sanad dugsiyeedkaan 2025-2026.