Dawacaley Primary and Intermediate School

Directions Contact the school

Dawacaley Primary and Intermediate School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dawacaley Primary and Intermediate School, School, Juurile.

Hambalyo ibraahim abdirasaq muse oo ka mid ah ardayda dugsiga hoose dhexe ee yaxye ee deganka dawacaley oo  noqday arday...
05/08/2023

Hambalyo ibraahim abdirasaq muse oo ka mid ah ardayda dugsiga hoose dhexe ee yaxye ee deganka dawacaley oo noqday ardaygii ugu sareeyey ardayda dugsiga waxa uu keenay 86.6%
anaga oo isku duuban mamul iyo macalimiin waxa aan lenahay hambalyo

dugsiga yaxye primary school ee degaanka dawacley waxa uu hambalyo u diraya dhamaan ardayda reer puntland ee ku guulayst...
05/08/2023

dugsiga yaxye primary school ee degaanka dawacley waxa uu hambalyo u diraya dhamaan ardayda reer puntland ee ku guulaystay imtixaanka shahaadiga ah ee wasarada wax barashada puntland

Marka xiga waxa aan hambalyo u direyna ardayda fasalka 8aad ee dugsiga hoose dhexe ee yaxye guusha taariikhiga ah ay kaso hoyeen imtixaanki wasarada waxa sharaf noo ah in dadaalkii iyo waqtigii aan geliney uu noqday mid mira dhal ah taas oo sababtay in ardayga ugu hoose dugsiga dawacley iyo ardayga ugu sareeya puntland ay kala sareeyaan farqi ah 9% waxa ay muujineysa dadaalka wadajir ah ee aan samaynay hadii ay noqon lahayd mamul,macalimiin iyo ardayba

Ugu damayn waxa aan hambalyo u direyna ibraahim abdirasaq muse oo ka mid ah ardayda dugsiga hoose dhexe ee yaxye oo ka mid noqday ardayda ugu sareysa degmada isku-shuban waxa aan u rajeyneyna guulo waaweyn oo horey u socod leh

Allah mahadleh

Arbaco: 28/12/2022.Waxaa Saaka Dugsiga Hoose/ dhexe yaxye ee dawacalay. ka bilowday Imtixaankii Teeramka 1'aad ee Sanad ...
28/12/2022

Arbaco: 28/12/2022.

Waxaa Saaka Dugsiga Hoose/ dhexe yaxye ee dawacalay.
ka bilowday Imtixaankii Teeramka 1'aad ee Sanad Dugsiyeedka 2022/2023, Imtixaankan ayaa Socon doona ilaa 04/01/2023. In sha Allah.

Dhammaan ardayda waxaan u rajeynayaa guul iyo mustaqbal wanaagsan.

Xafiiska Nashaadaadka Iyo Arimaha Ardayda.

Axad 08/5/2022FInal Examination 2021/2022Waxaa saaka kabilowday dugsiga Hoose/Dhexe yaxe  Ee deganka dawacalay.Imtixaank...
08/05/2022

Axad 08/5/2022

FInal Examination 2021/2022

Waxaa saaka kabilowday dugsiga Hoose/Dhexe yaxe Ee deganka dawacalay.
Imtixaanki Teeramka labaad ee sanad dugsiyeedka 2021/2022.
Imtixaanka ayaa socondoona muddo dhan 8 cisho wuxuuna ku egyahay .15/5/2022.

Guul dhamaantiin.

7/5/2022Ujeedo: Tacsi tiiranyo lehDhamaan bahda Dugsiga Hoose /dhexe yaxye  Ee deganka daawacalay maamulka dugsiga macal...
07/05/2022

7/5/2022

Ujeedo: Tacsi tiiranyo leh

Dhamaan bahda Dugsiga Hoose /dhexe yaxye Ee deganka daawacalay maamulka dugsiga macaliminta iyo ardayda dhamaantod.

waxay tacsi tiiranyo leh udirayaan ehelkii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday alle ha unaxariisto marxuum oo kamid ahaa gudiga walidiinta Ee dugsiga.
Waxaan ilaahay uga baryaynaaa in janatu fardowsa kawaraabiyo. Aamin.Aamin.

Ehelkiisa 'Qaraabadi' in ilaahay samir iyo imaankasiiyo. Aamin Aamin🤲🤲🤲

Ogaysiis OgaysiisWaxaa dhamaan la ogaysiinayaa ardada iyo macalimiinta dugsiga Hoose dhexe yaxye Deeganka dawacalay.Laga...
01/05/2022

Ogaysiis Ogaysiis

Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa ardada iyo macalimiinta dugsiga Hoose dhexe yaxye
Deeganka dawacalay.

Laga bilaabo maantay oo axada bishuna tahay 1/5/2022 dugsigu inuu yahay fasax.

Waxaan sido kale ardayda la ogaysiinaynaa inay qaatan kararka imtixaanka.
Sidoo kalena daalacdaan jadwalka imtixaanka.
Waxaan dhamaan ardayda iyo macalinminta urajaynaynaa inay ku ciidan farxad..

Address

Juurile

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dawacaley Primary and Intermediate School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dawacaley Primary and Intermediate School:

Shortcuts

Share

Category