27/06/2025
كل عام وانتم بخير
sanad kherykiisa wato Allaha inooga dhigo
Learn Today Lead Tomorrow
27/06/2025
كل عام وانتم بخير
sanad kherykiisa wato Allaha inooga dhigo
26/06/2025
hambalyo dhamaan ummada soomaali weyn
xuska malinta xorriyada gobollada waqooyi 26-june 1960kii
13/06/2025
SAWIRO QEYBTII 2AAD
XAFLADA QALIN JABINTA DAFCADII 1AAD EE MACHADKA AQOON BILE QEYBTIISA CAAFIMAAD
13/06/2025
SAWIRO
XAFLADA QALIN JABIN DAFCADII 1AAD EE SCHOOL AQOON BILE ACADEMY QEYBTIISA CAAFIMAADKA.
Mahad oo dhami waxey U sugnaagay Alle oo nabad inoogu soo dhameeyay course-keyni si nabad ah.
Sido kale waxaan aad ugu mahadelinayaa dhamaan Marti sharaftii inagala soo qeyb gashay xaflada qalin jabinta ardayda.
waxaan Sido kale si gaar ah ugu mahadcelinayaa bahda dhaqatiirta degmada iyo masuuliyiinta W W H T S ee hirshabelle
04/04/2025
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
5/4/2025 maalinnimo sabti ah waxaa dib U bilaaban doono daruusta
Hadii uu Alle idmo
Aqoon Bile Academy Learn Today Lead Tomorrow
29/03/2025
Dhamaan ummada muslimiinta Eid Mubarak
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال