Sheikh Hanafi Primary and Secondery School

Sheikh Hanafi Primary and Secondery School

Share

Sheik Hanafi Primary and Secondery School is one of the most influential high schools in Somalia. Es

12/08/2023

Keeping parents and students updated on the situation by sharing information about the school is so important. Please follow the school page and don’t miss out the alerts 🔔

05/08/2023

Congrats on achieving the top 10 in the national exam!

Your hard work, dedication, and perseverance have paid off. Your success serves as an inspiration to others and shows that anything is possible with determination and effort.

Hanafi family are proud of you 👏

20/05/2023

Maamulka iyo macalimiinta iskuulka Sheekh Xanafi waxa uu guul u rajeeynayaa Ardayda Soomaaliyeed gaar ahaan ardayda iskuulka ee saaka u fariisatay imtixaankii 8-aadka.

Waxa uu ardayda Ku boorinayaa ineey dadaalaan. Eebbe ha idiin saqiro.

01/08/2019

Waxaan u hambalyeeyneeynaa ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleeysatay imtixaanaadkii sanadkaan guud ahaan, sigaar ah waxaan ugu hambalyeeynaynaa aradayda Sheikh Hanafi oo kasoo baxay kaalintoodii islamarkaana 50% ka ahaa 100-ka araday ee igu horeeya Hirshabeelle.

Waxaan leenahay hambalyo, waad kasoo baxdeen dadaalkii macalimiinta iyo maamulka dugsigu idiin geliyeen, waxaana idiin rajeeyneeynaa guulo waaweeyn iyo mustaqbal igaaya.

Kusoo dhawaada Hanafi Alumni.

13/07/2019

Macalimiinta iyo maamulka Iskuulka Sheekh Hanafi, wuxuu salaan kal iyo laab ah u dirayaa dhamaan ardayda hadda dhigata iyo kuwi ka qalin jebiyay iskuulka mudaddi uu furnaa.

29/01/2018

Waxaan Hambalyo u direeynaa Ustad Sadaam Abdi oo Maalinta berri ah ay dhaceeyso xafladdiisa qalin-jebinta Jaamacadda.

Congratulations Ustad.

04/08/2017

Hadduu Eebbe idmo Berri oo ay taariikhdu ku beegan tahay 5ta Agoosto 2017 waxaa dib u furmi doona iskuulka Sheekh Xanafi, sanad dugsiyeedka 2017/2018.

Waxaan ardayda ku boorineeynaa ineey u diyaar garoowaan waxbarashada. Orodka iyo dadaalka waxa uu bilaabmayaa berri waana lagu kala badin doonaa. Arday waliba waa inuu qorsheeyaa nooca arday ee uu doonayo in sanad dugsiyeedkaan ugu dhamaado.

Ogoow waxa aad biloowga sanad dugsiyeedka qorsheeysato oo dadaal iyo duco aad ku kaalmeeyso ayaa noqonaya wax naftaada anfaca. Qofba intuu dadaaluu gaari doonaa ee yaan lagaa badin dadaalka.

Nasiib wacan

عام الدراسي مبارك

Want your school to be the top-listed School/college in Jowhar?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Gantal +6
Jowhar