28/03/2026
๐ช๐ฎ๐ฟ๐ด๐ฒ๐น๐ถ๐ป
Dhamaan bulsha weyna ku nool Jowhar iyo Nawaaxigeeda Waxaa lagu wargelinayaa in ๐๐น-๐๐ณ๐น๐ฎ๐
๐๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐บ๐ uu bilaabayaa Course cusub oo lagu barandoono ๐
๐ข๐ซ๐ฌ๐ซ ๐๐ข๐, ๐๐๐ง๐๐ซ๐๐ฅ๐ง๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก ,๐ฉ๐ก๐๐ซ๐ฆ๐๐๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ, ๐ฅ๐๐๐จ๐ซ๐๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ. is diiwaangelinta waxey Ka socotaa xafiiska iskuulka, haddii aad daneyneyso fadlan gaar xarunta iskuulka,
is diiwaangelintu waxa ay soconeysaa muddo kooban.
Wixii faa'faahin ah Kala xariir whatsApp Number
https://Wa.me/+252614971597
22/02/2026
TACSI
ุฅูุง ููู ูุฅูุง ุฅููู ุฑุงุฌุนูู ุงู ููู ู
ุง ุฃุฎุฐ ููู ู
ุง ุฃุนุทู ููู ุดูุก ุนูุฏู ุจุฃุฌู ู
ุณู
ู ุงูููู
ุฃุบูุฑู ูุงุฑุญู
ู ูุนุงูู ูุงุนู ุนูู ูุฃูุฑู
ูุฒูู ููุณุน ู
ุฏุฎูู ูุงุบุณูู ุจุงูู
ุงุก ูุงูุซูุฌ ูุงูุจุฑุฏ ูููู ู
ู ุงูุฎุทุงูุง ูู
ุง ูููู ุงูุซูุจ ุงูุฃุจูุถ ู
ู ุงูุฏูุณ ุงูููู
ุงู
ูู
Inalilaahi Wa ina ilahi raajicuun
Dhamaan Maamulka , Macalimiinta iyo Ardeyda ๐๐น-๐๐ณ๐น๐ฎ๐
๐๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐บ๐ Waxa ay Tacsiyo tiiraanyo leh lawadagayan @๐๐ง๐ -๐๐ฅ๐ข ๐๐จ'๐๐ฅ๐ข๐ฆ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ข๐ง Oo Aabihiis Maanta ku geeriyooday Magaalada Jowhar
Samir iyo iimaan allaha ina ga siiyo dhamaanteen Asagana janatul firdowsa Allaah ha waraabiyo kitaabkiisa gacanta midig Allaah ha kasiiyo
gadaashiisa Alle inama fidneeyo
AMIIN AMIIN AMIIN๐คฒ๐คฒ๐คฒ
19/02/2026
Dhammaan shacabka Soomaaliyeed waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaynaa curashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Soonqaad wanaagsan meel kasta oo aad dunida ka joogtaan.
Ilaahay ha inaga dhigo kuwa ka faaโiideysta fadliga bishaan barakeysan, dambiyadoodana loo dhaafo, camalkoodana la aqbalo.
Ramadaan Kariim ๐
22/11/2025
Machadka ๐๐ฅ-๐๐๐ฅ๐๐ฑ waxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed, munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee ku beegan 21-ka Nofeembar awgeed.
Machadku wuxuu qaddarin gaar ah u hayaa doorka muhiimka ah ee macallimiintu ku leeyihiin dhisidda jiil aqoon leh, horumar, nabad iyo iftiin u horseeda bulshada Soomaaliyeed.
28/08/2025
WAXAAN DIB UFURNAY XARUUNTEENA KADIB MUDO 15 Beri oo DIB U HABEEN BALAARaN KU SAMEYNI KU SOO DHAWAADA
SCHOOL KEENA COURSES UU BIXIYO :
Subjects we Offer
1: English
2: Somali
3: Arabic
4: Math
Health Training
1: General Health
2: Nursing
3: pharmacology
4: laboratory
Online learing
1:English
2: Arabic
3: General Health
18/07/2025
Jumma Mubaarak Dhamaan Muslimiinta meel walbo jogtaan .
01/07/2025
Hambalyo Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed waxa aan ugu hambalyeyneynaa munaasabadda 65 sanno guurada maalinta xorriyadda iyo midnimada ee 1 da luuliyo.
# 2025 # #
26/06/2025
Maamulka Macalimiinta iyo Ardeyda ๐๐ฅ-๐๐๐ฅ๐๐ฑ ๐๐๐๐๐ฆ๐๐ฒ , waxay hambalyo u dirayaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan shacabka Gobollada Waqooyi, munaasabadda qiimaha badan ee 26-๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ง oo ku beegan maalintii ay xorriyadda qaateen Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya 1960-๐ค๐ข๐ขi.
26-๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ง waa maalin milgo iyo maamuus leh, oo astaan u ah halgankii geesinimada lahaa ee ay shacabka Soomaaliyeed u soo galeen xornimo iyo midnimo. Waa maalin ina xusuusinaysa qiimaha ay leedahay wadajirka ummadda Soomaaliyeed.
Hambalyo 26-ka Juun.
05/06/2025
CIID MUBAARAK.
Waxaan halkaan ugu hambalyeneynaa dhamaan ummada Muslimiinta ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed munaasabadda ๐๐ข๐-๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ก๐,
sanadkan sanadkisa xiga cimri dheer iyo caafimaad Allaha nagu gaarsiiyo.
.
.
20/05/2025
ุฅูุง ููู ูุฅูุง ุฅููู ุฑุงุฌุนูู ุงูููู
ุงุบูุฑ ูู ูุงุฑุญู
ู ูุงุณููู ูุณูุญ ุฌูุงุชู ููููู
ุฃููู ูุฐููู ุงูุตุจุฑ ูุงูุณููุงู
Ina llilahi waa ina ilehi raajicuun.
Dhammaan maamulka, macalimiinta iyo ardayda ๐๐ฅ-๐๐๐ฅ๐๐ฑ ๐๐๐๐๐๐ฆ๐ฒ waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii ,azxaaptii iyo qaraabadii uu ka baxay Dr. Mohamed Abdi Ali (๐๐ซ. ๐๐๐๐ฅ๐ข๐) oo xalay ku geeriyooday Deg. jowhar, waxan Alle oogu baryeenaa inuu qabrigiisa u waasiciyo, naxariistii jano siiyo Marti la jecelyahay uu ka dhigo
Aamiin Aamiin๐คฒ๐คฒ.