23/11/2022
Mac-Hadka Imaamu Shaafici
قال بعض الاعراب لولده : عليك بالأدب , فانه يرفع العبد ال
23/11/2022
Muuqaal sawirada xaflada.
18/11/2022
Hambalyo Dhammaan Ardaydii sida dahabiga ah u dhameysay Tafsiirka Juz Camma.
Marwalba waxa aan idiin rajeyneynaa dadaalkaan iyo mid kasii badan Insha Allah.
أحمد من يفرد بالتوحيد سبحانه جل عن النديد
هذا ولا إله إلا الله معبودنا بالحق لا سواه
ما المياه التي يجوز بها التطهير ؟
14/05/2021
💎Ramadaan waa tagay ha ahaatee waxaa isu haray muslimka iyo rabigiisa
War muslimoo dadaal oo yuu cadawgaada shaydaan 👹 kaa tan badinin
Haka caajisin in aad samayso qur'aan aqriskii salaatu laylkii soonkii isku day bil walba in ay kuu noqoto ramadaan oo kale hadana waxaan ku jirnaa bisha shawaal ama soon fur
عن أبي أيُّوب الأنصاري رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال: ((مَن صام رمضان ثم أتبَعَه ستًّا من شوَّال، كان كصيام الدهر))؛ رواه مسلم.
Nabiga wuxuu yiri: ((Qofka sooma ramadaan ka dibna raaciya lix maalin oo shawaal ka mid ah waxay noqonaysaa sida soon sanadka oo dhan oo kale ))
Ilaah naxariistiisa waxaa ka mid in camal yar aan samaynay abaal gud wayn uu naga siiyo
📢Walaalka muslimka ahoo yuu ku dhaafin fadligaas qiimaha badan.
13/05/2021
قال الله تعالى ::
﴿ وَلِتُكْمِلُواْ الْعِدَّةَ وَلِتُكَبِّرُوا اللهَ عَلَى مَا هَدَاكُمْ وَلَعَلَّكُمْ تَشْكُرُونَ ﴾ .
الله أكبر الله أكبر الله أكبر لا إله إلا الله
الله أكبر الله أكبر ولله الحمد.
تقبل الله طاعتكم
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Waddada Jaayga Afgooye
Jowhar