Salaada marnaba ha fududeysanin.
Si degan u weysa qaado,qushuuc ku gal salaada,si degan faataxada u aqriso,rukuucda waqti ku filan sii,sujuuda sidoo kale.
Xagee u degdageysaa?
Ma Arin yaroo dunida ku saabsan?
Waxaad hor joogtaa allihii wax walba ay gacantiisa ku jireen.
Hadaba isaga waydiiso aduun iyo aaqiraba.
Qorw Mazin Yusuf
Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Ciise Cali Guure
Dugsiga Hoose Dhexe ee Ciise Cali Guure Deegaanka Ceelow
09/04/2024
Waxaan Ummada Soomaaliyeed ugu hambalyeeynayaa munaasabada Ciida.
Waxaaan hambalyo ku aaddan bilashada bisha shawaal iyo maalmaha ciidda ee farxadda leh la wadaagayaa ummadda Soomaaliyeed iyo bulshada Islaamka
“Ilaahey ha innaga aqbalo amcaashii wanaagsaneed ee aan soo qabannay, soonkaan kiisa xigana Allah ha innagu gaarsiiyo nabbad iyo caafimaad.”
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
24/01/2024
24/01/2024
Maanta oo Arbaco ah taariikhduna ay ku astaysantahay :24/01/2024 xarunta Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Ciise Cali Guure ee Deegaanka Ceelow waxaa si guul ah ugu soo dhammaaday imtixaanka teeramka 1aad ( Mid term Exam ) ee sannad dugsiyeedka :2023 - 2024.
Dhammaan ardeyda u fariisatay imtixaanka waxaan u rajeyneynaa guul iyo hormar wacan insha allah.
Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Ciise Cali Guure ee Deegaanka Ceellow waxey hambalyo u dirayaan maamulka cusub ee Golaha Deegaanka Degmada Warsheekh waxaan ka rajeynaynaa in ay garab wayn siin doonaan bahda waxbarashada ee Deeganada Iyo Tuulooyinka Degmada Warsheekh mar kale Hambalyo soo dhawaada
Hawsha la idiin doortay allaha idinku garab galo
Haddii aad caawa seexato iyadoo ay EVC Plus kuugu jirto $23, waxaad berri soo kici doontaa iyadoo ay kuugu jirto $23, oo sanadka cusub haraagaaga k**a dhigi doono $24.
2024 waxba k**a beddeli doono noloshaada, haddii aadan adigu is beddelin.
Hormuud Telecom
23/05/2023
Alxamdullilaah Waxaa si Nabad ah noogu soo dhammaaday imtixaankii K**a dambeysta (Final Exam) Sanad Dugsiyeedka 2022-2023
Waxan u mahad naqaa dhammaan maamulka Macalimiinta Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Ciise Cali Guure ee Deegaanka Ceelow Degmada Warshiikh iyo inta garab iyo taageero siisay in aay carruurtaan helaan waxbarasho
Waxan u rajeynaa ardaydaan qurux badan nasiib iyo guul badan iyo in ay helaan mustaqbal wanaagsan allow u rumey riyadooda amiin
14/02/2023
Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Ciise Cali Guure ee Deegaanka Ceelow
Degmada Warsheekh DG Hirshabelle
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Deegaanka Ceelow Deg. Warshiikh
Jowhar
2526