03/06/2026
Waxan wali bartamaha kaga jirnaa isbuuca booqashada iskuulada Dugsiyada sare ee magaalada jowhar.
Maanta waxan booqanay schoolka waxana maamulka jaamacadda ardayda ay ku booriyeen in ay h**e u sii wataan waxbarashada si mustaqbalka u gaaran guul iyo hormar sare.
Waxa maamulka iyo macalimiinta schoolka uga mahadcelineynaa sida ay diirada u saareen dhisida iyo soo saarista jiilka beri.
Jaamacadda jobkey o ka duuleysa buuxinta baahiyaha waxbarasha ee heerka sare ah waxay ardaydaa siineysaa fursado deeqo waxbarasho si mustabalkooda aqooneed sare loogu qaado.
Jobkey ugu imaaw qoon tayo sare leh
Jobkey wa tubta guushaada mustaqbalka.
27/05/2026
๐๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ก๐ฑ๐๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐ซ๐๐ค
Maamulka Jaamacadda, Macalimiinta, Ardayda waxaa ay hambalyo iyo tahniyad hawada u marinayaa munaasabadda Ciidul Adhxaa awgeed dhamaan Umudda Islaamka gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan, si gaar ah waxaan hambalyo u direynaa dhamaan ardayda Jaamacadda iyo waalidiinta meel kasta oo ay kala joogaan.
Waxaan Allah ka baryeynaa in sanadkaan kiisa kale rabi nagu gaarsiiyo nabad iyo Caafimaad., amiin amiin amiin.
24/05/2026
Hampalyo Hampalyo Hampalyo
Waxaa hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Horseed ee da,daalka iyo guulaha waxbarasho ku tallaabsaday o xafladaa qiimaha badan ku maamuusay maamulka iyo macalimiinta dugsiga ayaga o sharaf weyn u muujiyay maamulka iyo macalimiintoodi u so dhabar adeegtay iyo waalidiintoodaba.
Qaas ahaan fasal 12naad ama F.4 ee .
Jaamacadda Jobkey waxay si kal iyo laab ah idinkugu hambalyeynaysaa heerka aad gaarteen iyo horumarka aad muujiseen. Guushiinnu waa astaan muujinaysa dadaal, karti iyo himilo sare.
Waxaan idiin rajeynaynaa mustaqbal ifaya, aqoon dheeraad ah iyo guulo aan dhammaad lahayn Imtixaanka Dowladda Rabina Ha,idiin fududeeyo.
Hambalyo ardaydeena qiimaha badan, h**e u socda oo han weyn la,haada waligiinba. ๐
20/05/2026
Annaga oo wali kuguda jirno isbuuca booqashada iskuulada Dugsiyada sare ee magaalada jowhar.
Maanta waxan booqanay schoolka waxaana maamulka jaamacadda ardayda ay ku booriyeen in ay h**e u sii wataan waxbarashada si mustaqbalka u hiigsadaan meel sare.
Waxa sidokale maamulka iyo macalimiinta schoolka uga mahadcelineynaa sida ay diirada u saareen soo saarista jiilka waxbartay o dhisa mustaqbalka beri hadaba Jaamacadda jobkey o ka duuleysa buuxinta baahiyaha waxbarasho ee heerka sare ah waxay ardaydaa siineysaa fursado deeqo waxbarasho si mustabalkooda aqooneed sare loogu qaado.
Jobkey ugu imaaw qoon tayo sare leh.
Jobkey wa tubta guushaada mustaqbalka.
Kaalay nagu sobiir helna furaha guushaada.
19/05/2026
Waxan wali bartamaha kaga jirnaa isbuuca booqashada iskuulada Dugsiyada sare ee magaalada jowhar.
Maanta waxan booqanay schoolka waxana maamulka jaamacadda ardayda ay ku booriyeen in ay h**e u sii wataan waxbarashada si mustaqbalka u gaaran guusha noloshooda
Waxa maamulka iyo macalimiinta schoolka uga mahadcelineynaa sida ay diirada u saareen dhisida iyo soo saarista jiilka beri.
Jaamacadda jobkey o ka duuleysa buuxinta baahiyaha waxbarasha ee heerka sare ah waxay ardaydaa siineysaa fursado deeqo waxbarasho si mustabalkooda aqooneed sare loogu qaado.
Jobkey ugu imaaw qoon tayo sare leh
Jobkey wa tubta guushaada mustaqbalka.
17/05/2026
Waxaa inoo bilowday isbuuca wacyi galinta Ardayda Dugsiyada Sare Jowhar sanad waxbarasheedka 2026.
Maanta waxaan booqanay Dugsiga sare ee Sh.Hanafi.
maamulka jaamacadda ayaana ku bogaadiyay da,daalka ay ardayda wadaaan iyo sida heerka sare ah o ay maamulka schoolka iyo macalimiintaba ay ardadyda juhdi ugalinayaa si guusha mustaqbalkooda u gaaraan.
Guul iyo mustaqbal ifaayo ayaan idiin rajeynaa.
02/05/2026
Jobkey University Rector Dr. Abdiaziz Agane is currently on an official visit to Kenya, where he has made notable progress in strengthening institutional partnerships.
His efforts have focused on expanding strategic collaborations aimed at improving the quality of education, advancing research initiatives, and promoting the exchange of academic staff and students.
This engagement reflects a broader vision to enhance the Universityโs academic standards, foster innovation, and build meaningful international partnerships that contribute to the growth and competitiveness of both the institution and its students.
29/04/2026
Waxa gudoomiyaha jaamacadda Eng.Abdiriham oo howlo shaqo xamar u joogay uu ka qeeb galay kulan mug iyo miizaan leh kulan kaa oo u dhaxeeyay madaxda jamaacadaha iyo madaxda wasaaradaha waxbarashada heer federal iyo heee State ka Hirshabelle iyo madaxda mashuuraca RAJAKAAP kaas o diirada lagu saaray sida loo sii xoojin lahaa waxbarista haweenka soomaliyeed loona siin lahaa fursadaha ku haboon sidookalena loo tayeey lahaa aqoontooda sare loogu qaadi lahaa xirfadahooda aqooneed.
Waxan u rajeyneynaa ardayda soomaliyeed ee hablaha ah ee mashuucaan ka fa,iideesanaayo hormar, guul iyo mustaqbal ifaayo.