26/01/2026
Dadka wax soo bartay heerkaas ayey taaganyihiin maanta
we talk about education informations
26/01/2026
Dadka wax soo bartay heerkaas ayey taaganyihiin maanta
25/12/2024
Waxaan hambalyo leenahay ustaad ismaaciil ibraahim dadaalkisa waxbarasho,ustaadka waa mid ka mid ah macallimiinta uga waaweyn degmada balcad dad badanna wax soo baray oo maanta ayaga barayaal ah.
17/11/2024
Dhamaan bahda waxbarashada degmada balcad waxa ey hambalyo u dirayaan
USTAAD WAYAAME OO LAGADONSIIYEY SHAHAADO SHARAF MAAMULAHA UGU WANAGSAN MU'ASASADA IMAAMU SHAAFICI. WAXAAN LEENAHAY USTAD WAXAD KU MUTEYSATAY SHAQA WANAGADA
15/01/2024
Ardayda dugsiga hoose/dhaxe sare ee balcad oo maalintii 3aad u fadhiisaty imtixaanka dhaxe ee sandakan.
21/11/2022
maalinta macallinka Aawgeed waxaan hambalyo u dirayaa macalliminteyda waxaan leeyahay samo iyo sucaado ku noolaado waad ku mahadsantihiin waxaad nasoo barteen.
07/09/2022
Aniga oo kaga faa ideysanayo maalinta caalamga ah ee aqris qoraalka taas oo ku began berito tariikhdu tahay:8/9/2022,waxaa kutaln lahaa in ay xooga saraan ardaydena soomaaliyeed "AQRINTa" taas oo mira dhal fiican laga heli doono.
15/08/2022
Baraha waa barbaariyaha ubadka.
Waxaa dib ugu furmay deg:balcad dugsiyada waxbarada sanad dugsiyedka 2022-2023
waxaa lenahay hambalyo
04/07/2022