15/08/2026
Maamulka, macallimiinta iyo ardayda dugsiga Sheikh Xasan Barsane Primary And Secondary School waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ardayda fasalka form four ee schoolka oo dhammantood kuwada baasay A Iyo B+ imtixaankii wasaradda waxbaradashada ee dowladda
Congratulation
Sheikh Xasan Barsane Primary and Secondray School Hooyga tacliinta iyo barbaariyaha bulshada
28/07/2026
ENROLL — NOW ADMISSION IS OPEN is diiwaan Gelinta Hadda Waa furan tahay.
SHEIKH XASAN BARSANE Waa iskuulka kaliya ay ka aflaxeen madaxda ugu badan ee kashaqeeysa maamulka wasaaradaha hirshabeelle iyo Hey,adaha aan dowliga aheeyn ee samafalka iyo kuwa ganacsiga ubadkaada keen iskuulka sheikh xasan barsane sanad-dugsiyeedkaan 2026---2027
26/05/2026
Muuqaalada iyo sawiradii laga qaaday xafladii sagootinta ardayda fasalka 12aad ee shekh xasan barsane oo ka dhacday gudaha Dugsiga shekh xasan barsane maalintii isniinta oo ku beegan 25/5/2026