Rajo Educational Academy REA

Call Directions

Rajo Educational Academy REA Hoyga Aqoonta Iyo Technology Da Casriga ah

Xarunta Dhexe Ee Machadka Rajo Waxa Maanta Si-Habsami Leh Ugu Soo Idlaaday Tartan Aqoonedka Sanadlaha Ah Ee Capacity Bui...
20/01/2026

Xarunta Dhexe Ee Machadka Rajo Waxa Maanta Si-Habsami Leh Ugu Soo Idlaaday Tartan Aqoonedka Sanadlaha Ah Ee Capacity Building Program Kaa Oo Aay Ku Tartanayen 8-aad Kooxod Guusha lna Ku Raaacday Kooxda AlPHA GROUP

Dhamaan Mamulka Shaqaalaha & Ardada Bahda Rajo Waxa Aay Hambaliyada Farxadda La Wadaagayan Ustaad Abdi Fitah Ali Osman A...
30/08/2025

Dhamaan Mamulka Shaqaalaha & Ardada Bahda Rajo Waxa Aay Hambaliyada Farxadda La Wadaagayan Ustaad Abdi Fitah Ali Osman Arow Guuleso Ustaad Sharaf Badan Hambaliyo Dadaalkaga

Qaar Kamid ah Ardada Dufcadda 8-aad Ee Machadka Rajo Ayaa Maanta U Fariistay Imtixankoda K**a Dambeska Ee 2025
30/07/2025

Qaar Kamid ah Ardada Dufcadda 8-aad Ee Machadka Rajo Ayaa Maanta U Fariistay Imtixankoda K**a Dambeska Ee 2025

3-May-2025 Xarunta Dhexe Machadka Rajo Waxa Si Hansami Leh Kaga Bilowday Imtixanka Bilaha Ah Ee Dufcadda 8aad Ee Machadk...
04/05/2025

3-May-2025 Xarunta Dhexe Machadka Rajo Waxa Si Hansami Leh Kaga Bilowday Imtixanka Bilaha Ah Ee Dufcadda 8aad Ee Machadka Oo Ka Koban Ardada &

Ardaykasta Waxa Uu U diyaar Garoobaya Dhowr Su’aalood  Si’uu Ugu Gudbo Gudaha Fasalka
15/04/2025

Ardaykasta Waxa Uu U diyaar Garoobaya Dhowr Su’aalood Si’uu Ugu Gudbo Gudaha Fasalka

Address

Ex Dalxiiska Street
Jowhar

Telephone

+252616033964

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rajo Educational Academy REA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category