29/05/2026
Machadka Barashada Cilmiga Computer ka Ee Caalim Waa Goob waxbarasho Lagu Barto Cilmiga Computer ka kuna taalo magaalada Jowhar Gaar ahaan Xaadada Hantiwadaag Laanta 1AAD, Kasoo Horjeedka Masjidka Minara.
Machafka Waxa Uu Soo saaray Dhowr Dufcadood, waxa uuna lee yahay Lab Dhameystiran oo computer iyo Printer isugu juro.
Si'aad iskaga diiwaangeliso fadlan wac: 0616510035
27/05/2026
Eid Wanaagsan Dhamaan Ummada Soomaaliyeed, Gaar ahaan Ardeyda Caalim Computer Academy
23/03/2026
Caalim Computer Academy hoyga barashada cilmiga technologyada is back waxaa bilowdey casharada barashada graphic designka offiline ahaan sido diiwaangalinta weysocotaa ka faaideysi wacan page share garey like saar sido kale comment nagula wadaag fikirkaada mahadsanid
25/02/2026
waxaan fursad balaaran siindoonaa 20 ardey ee ugu horeysa ee iska soo diiwaangalisa courseska basic computer iyo graphic designka fursadaas halaga faaideysto i.a mahadsanidiin la wadaag fursadaan walaal kaa ama saaxiibkaa mahadsanid
25/02/2026
waa qaar ka mid ah ardeyda maanta tartanka gashey ee Caalim Computer Academy hoyga barashada cilmiga technologyada m.a si qurux badan noogu soo dhamaadey alx sido kale waxaan ogeysiineynaa bisha maarso in aan ardey cusub qaadaneyno oo basic computer ah diiwaangalinta halaga faaideysto i.a page hala share gareyo like iyo comment halaga ilaabin mahadsanid
24/02/2026
tartanka biri isha nagu haaya i.a