Xerta sheekh Jaamac Yare

Xerta sheekh Jaamac Yare

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xerta sheekh Jaamac Yare, Education, Kismayo, Jasira.

Gudbinta casharada sheikh jamac yare wll si ad uga midnoqoto xerta sheqa kaga taxan Dhurusta dal iyo dibadba like saar si ay kusogaaraan Casharada sheqa uubixinayo Magalada kismayo

Photos from Galeyr Tv's post 05/11/2025
Photos from Xerta sheekh Jaamac Yare's post 20/10/2025

So Dhaweyntii Qurux Badaneyd Ee Loo Sameyay Sheekheyna Sh Jaamac Sulaymaan Rabi Ee lagu so Dhaweyay Xerada Dhagaxley Gar ahaan Masjidka Al-Musdhafa Ee Sh Xassan Mucalin Uu Gacanta Ku Haaya Kana Mid Talaamiidi Sheeikha Ka Aflaxday Hadana Mudaris Ka ah Halkaasi

19/10/2025

So Dhaweyntii Sheekheyna Sh Jaamac Sulaymaan Rabi Ee Xerada Xagardheera

07/08/2025

من هم الصوفية؟؟

01/03/2025

اللهمّ بلغنا رمضان وأعنا علي الصيام والقيام وتقبل منا صالح الأعمال 》 كل عام وأنتم بألف خير ونسأل الله أن يتقبل منا ومنكم صالح الأعمال في هذا الشهر الفضيل

12/02/2025

بِسْــــــــــــــــــمِ اﷲِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيم
Ogesiis ogeysiis Dhamman Xeraha Sheikha iyo Bulshada Somaliyed iyo Inta Daneynesa Culuumta Sharecada Barashadeda Waxan Ogesiineyna In labilaabi Rabo Labo Fani Oo Muhiim Ah faniga Musdalaxa iyo Faniga Naxwaha Uu Sheekheyna Aqrini Doono Waxana Labilaabi Doona Sabtida Naso aadan Kuna Beegan Tariiqda 15/2/2025 Waa faqsan 16/8/1446 H
Magalada kismayo gaar ahan xaafada Calanley
Gobtu: Masjidka Towbah

Jadwalka Duruusta
1: Kutabka Ajruumiga&Faniga Naxwah
Sedex Maalin Sabti ilaa Isniin : 5:00 pm Galabnimo ..

2: Kutaabka Beyquuniyaha & Faniga Musdalaxa
Maalmaha : Sabti ilaa Isniin Cishaha Kadib. 8:00 pm

Waxad Nagala socon doontaan bartenan Telegramka , haduu Eebbe Idmo
https://t.me/xertasheekhjamacsuleiban

الدال على الخير كفاعله

شارك واكسب الأجر.

""""" Walal Sii Share Garey Si Walaalaha kale uga Faaideystaan """

15/11/2024

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Dhamaan xerta waxa la ogeysiinayaa in casharada ay bilaabanayaan Sabtida cawa ah ilaa birito Insha Allah

14/10/2024

So Dhaweyntii Sheekheyna Sh Jaamac Suleebaan Raabi oo safar booqasho ah ku jooga Garowe ayaa wacdi ku saabsan Muhiimadda ay leedahay barashada Cilmiga Diiniga ah kajeediyay Masjidka Jaamaca. Garowe.

15/09/2024
14/09/2024

Magaca [Suufi] Muxuu Yahay Yaana Suufi ladhahaa oo Lagu Tilmaama

فضيلة الشيخ شهاب الدين جامع سليمان راب

13/09/2024

Waa Maxay Xukunka Dabaaldaga io Weyneeynta Dalashada Nabigeyna Muxammad C.S.W. Ee Bisha Barakeysan Ee Mowlidka

🎤 فضيلة الشيخ الشهاب الدين جامع سليمان راب حفظه الله ورعاه

Want your school to be the top-listed School/college in Jasira?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Kismayo
Jasira