Hiiraan Model School

Hiiraan Model School

Share

Quality Education begins at Hiiraan Model School

22/08/2026

Diiwaangelinta ardayda cusub waa socotaa.

19/08/2026

Abwaan, Macalin Saciid Sheekh Cumar oo gabay cajiib ah ka tiriyey Schoolka Hiiraan Model.

18/08/2026

Ustad Cabdiraxmaan ayaa qudbad dhinacyo badan taabaneyso ka jeediyey dugsiga Hiiraan Model School

17/08/2026

Diiwaangelinta Ardayda Cusub – Hiiraan Model School 🎓📚

Waxaa sharaf inoo ah inaan soo dhaweyno ardayda cusub ee ku soo biiraysa Hiiraan Model School.

Waxaan ku boorinaynaa waalidiinta iyo bulshada inay ka faa’iideystaan fursadda diiwaangelinta, si caruurtoodu u helaan waxbarasho tayo leh, tarbiyad wanaagsan iyo jawi ku habboon horumarinta aqoontooda iyo kartidooda.

Hiiraan Model School waxa uu ku dadaalayaa in uu dhiso jiil leh aqoon, akhlaaq wanaagsan iyo himilo sare. 🌟

📢 Diiwaangelintu way socotaa!
Ku soo biir Hiiraan Model School, halkaas oo kala kulmi doontid in ka badan filashadaada.

📍 Hiiraan Model School
📞 Wixii faahfaahin ah: 615536422/618432958

15/08/2026

Waxaa inoo qabsoomay xaflad heerkeedu sarreyo oo lagu shaacinaye natiijada laguna abaal marinaye ardada kaalmaha sarsare gale sanad dugsiyeedka 2025-2026
Dhammaan martidii kasooqayb gashay aad iyo aad ayaan ugu mahad cilinaynaaa

Photos from Hiiraan Model School's post 15/08/2026

Shalay waxaa inoo qabsoomay xaflad heerkeedu sareeyo oo lagu shaacinaayey natiijada ardayda iyo abaalmarinta ardayda guuleysatay.

14/08/2026

Hambalyo Xafso Maxamed Cabdulle oo kaalinta 1aad gashay.

14/08/2026

Hambalyo Maryan Cali Cismaan oo kaalinta 2aad gashay.

14/08/2026

Hambalyo Sayidcali Mire Xuseen oo kaalinta 3aad ka galay dhammaan ardayda Hiiraan Model School

13/08/2026

Waxaan kugu casuumeynaa in aad nagala soo qeybgasho xafladda shaacinta Natiijada iyo Abaalmarinta Ardayda.

Want your school to be the top-listed School/college in Jalalaqsi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Main Street
Jalalaqsi