25/10/2023
Our students are taking monthly Math test.
Education
25/10/2023
Our students are taking monthly Math test.
Our future scholars.
16/09/2023
Buugga koowaad ee English ka
13/09/2023
Ogeysiis Muhiim ah
Bahda jecel waxbarashada ee ku dhaqan dagmada Jalalaqsi waxaa la ogeysiinayaa in dib loo furi doono schoolka maalinta sabdiga soo socdo taariikhdana ku beegan tahay 16 sep 2023. Ardayga cusub ee la qaadanayo aad beey u xadidan tahay ee fadlan yaa lagaa buuxinin.
Gudoomiye Mahad Dhaqane ayaa maanta ku soo dhaweeyey Sheekh Aweys Schoolka Nasrudiin halkaas ayuuna ardayda ugu jeediyey dardaaran dhaxal gal ah.
30/01/2023
Shariif Xasan Cosoble oo ka mid ah aqoonyahanada dagmada jalalaqsi ayaa maanta soo booqday Dugsiga Nasrudiin. Waxaana halkaas ku soo dhaweeyey gudoomiyaha Mu'asasada Nasrudiin Mahad Dhaqane Cabdi. Shariif ayaa halkaasi kulan kula qaatay maamulaha Dugsiga Nasrudiin Cismaan Cabdi Kulmiye iyo macalimiinta dugsiga.
Ustad Xasan Yuusuf iyo kalmadiisii maanta
Ustad Ismacil Cilmi Guure Oo dardaaran maanta u jeediyey ardayda Nasrudiin
Maamulaha Mu’asasada Nasrudiin Mudane Mahad Dhaqane ayaa maanta kalmad kooban ka jeediyey Dugsiga Nasrudiin.
21/12/2022
Waxaa maanta inoo dhamaaday imtixaankii dhexe ee sanad dugsiyadeedka 2022/2023
Physics F4. If you want more about Physics and Math, please click the link https://youtu.be/hywlvwZb3t4