20/12/2025
Machad Al-Huda معهد الهدى للعلوم الشرعية
مركز الهدى للعلوم الشرعية والعربية جللقسي
20/12/2025
شرفٌ لنا أن نَحْتفي بمعلم نشر العلوم وزادنا ايمانا
Machad Al-Huda معهد الهدى للعلوم الشرعية
🌷📖
تفسير طيب تقدمه إحدى طالبات معهد الهدى، نسأل الله أن يرزقنا فهم كتابه والعمل به، وأن يجعل القرآن حجةً لنا لا علينا.
📖✨
تفسير مبارك يقدمه أحد طلاب معهد الهدى، نسأل الله أن ينفعنا بكتابه، ويجعلنا من الذين يستمعون القول فيتبعون أحسنه.
📖✨
تلاوة خاشعة من أحد طلاب معهد الهدى، نسأل الله أن يجعل القرآن ربيع قلوبنا ونور صدورنا، وأن يرفعنا به في الدنيا والآخرة.
Alhamdulillah! 📖✨
Farxad iyo sharaf weyn ayay noo tahay in aan u dabaaldegno ardayda ku faraxsan in ay gaareen shanta Juz ee Tafsiirka Qur’aanka Kariimka. Xafladdan qiimaha badan, oo ay la yeesheen macallinkooda Tafsiirka, waxay muujinaysaa dedaalkooda iyo xamaasaddooda ku aaddan barashada iyo fahamka Qur’aanka Kariimka.
Markazka Al-Huda waxaa rajaynaynaa in ay ardaydani noqdaan mufasiriin, oo iftiin u noqda ummadooda, fahamka Qur’aankana si sax ah ugu faafiya. Ilaahay ha barakeeyo dadaalkooda, hana ka dhigo kuwo cilmiga Qur’aanka ku camal fala.
Alhamdulillah! 📖✨
Farxad weyn ayay noo tahay in aan maanta u dabbaaldegno ardayda ku faraxsan bilaabista barashada Tafsiirka Qur’aanka Kariimka. Xafladdan qiimaha leh waxay muujinaysaa xamaasadda iyo jacaylka ay u qabaan fahamka kalimada Allah. Waa tallaabo muhiim ah oo ku jihaysan fahamka diinteena suubban iyo ku camal-falka Qur’aanka.
Markazka Al-Huda waa goobta lagu barto culuumta shareecada, ishana u ah barashada diinta magaalada. Waxaa sharaf noo ah in aan ardayda siino fursad ay ku bartaan fahamka Qur’aanka, si ay u noqdaan iftiin iyo hanuun ummaddooda u ah.
Ilaahay ha barakeeyo dadaalka ardayda, macallimiinta, iyo dhammaan intii gacan ka geysatay barashada Tafsiirka Qur’aanka.
Kalmaddii ee jeedisay farxiyo xusen omar oo kamid ah ardayda qalin-jabiyaasha ee dufcaddii 1aad Markaz Al-huda - Jalalaqsi
.
Kalmaddii ee jeedisay ubax yusuf oo kamid ah ardayda qalin-jabiyaasha ee dufcaddii 1aad Markaz Al-huda - Jalalaqsi
.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Address
Jalalaqsi
Jalalaqsi
25