Ali Dawad Secondry School Iskushuban

Ali Dawad Secondry School Iskushuban

Share

Page-Kaani Boga Rasmiga Ah Ee Dugsiga Sare Ee Cali Daawad Iskushuban

31/08/2024

SABTI: 31/08/2024:
𝗕𝗶𝗹𝗼𝘄𝗴𝗮 𝗦𝗮𝗻𝗮𝗱 𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝟮𝟬𝟮𝟰/𝟮𝟬𝟮𝟱.

Waxaa lagu wargelinayaa Dhammaan Waalidiin, ardayda iyo Bulshada kuxiran Dugsiga Sare Ali Dawad Secondry School Iskushuban in uu bilaabanayo Sanad Dugsiyeedka 𝟮𝟬𝟮𝟰/𝟮𝟬𝟮𝟱 iyo Diiwaangelinta ardayda Cusub.

Photos from Ali Dawad Secondry School Iskushuban's post 16/05/2024

Dugsiga sare ee Ali Dawad Secondry School Iskushuban Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16/05/2024. Noo soo gabagaboobay imtixaanka naqliga ahaa (final exam) ee sanad dugsiyeedka 2023-2024.

Waxaan ardayda u rajaynaynaa natiijo qurux badan oo ay ku farxaan

15/02/2024

OGAYSIIS OGAYSIIS: 15/02/2024.
Maamulka Dugsiga Hoos, Dhexe Sare Ee Degmada Iskushuban Wuxuu Ku Wargalinayaa Dhammaan Waalidiinta Ardadu U Dhigato Iskuulka In Maalinta Sabtida Ah Oo Taariikhdu Ku Beegan Tahay 17/02/2024 Uu Xiran Yahay Iskuulku. Waxaana Lagu Wargalinayaa Dhammaan Waalidiinta In Ay Ka Soo Qayb Galaan Shir Maalintaas Lagu Qaban Doono Iskuulka Lagagana Wadatashan Doono Arimo Khuseeya Iskuulka.

Mahad Sanidin

10/01/2024

Back to school: Soo Laabashada Iskuulka Waxaa Ka Dhimani Waa Laba Bari Maalinta Sabtida Ahi Waa Furitaanka Iskuulka 13/01/2024.

28/12/2023

Maanta oo taariikhdu tahay 28/12/2023 ayuu soo dhamaaday imtixaankii naqliga ( teeramka 1aad) ee sanad dugsiyeedka 2023-2024 kaas oo ku soo dhammaaday si habsami leh

Maamulaha Dugsiyada H/Dhexe Sare Cabdulaahi Maxamuud Cali ayaa u mahad celiyey macallimiinta, waalidiinta maamulka degmada iyo dhammaan intii ka qayb qaadata marwalba waxbarashada iyo habsami u socodkeeda.

23/12/2023

Maanta Oo Ay Taariikhdu Tahay 23/12/2023 Ayuu Noo Bilowday Imtixaanka Naqliga(TEERAM) Ee Kowaad Sanad Dugsiyeedka 2023-2024.

Waxaan Ardayda U Rajaynayaa Guul Iyo
Natiijooyin Wanaagsan

10/12/2023

Dugsiga Sare Ee Cali Daawad Waxa Uu Shaacinayaa Waqtiga La Galayo Imtixaanka Naqliga (Mid-Term) Ee Sanad Dugsiyeedka 2023-2024.

Waqtiga La Galayo 23,December, 2023

21/11/2023
07/02/2023

Engineer Shaahdoon Mohamed Shaahdoon oo maanta soo booqday Dugsiga sare Cali Dawad ayaa ardayda iskuulka siiyey talooyin iyo tusaalooyin ay ku gaaraan hiigsigooda iyo Mustaqbal ka ay doonayaan in ay beri arday waliba ku hamiyayo. Waxa uu si gaara ula dardaarma Fasalka 12 EE sanadkan u fariisanaya imtixaanka midaysan EE Puntland.

Booqasho Wacan

28/05/2022

Waxaa maanta si habsami leh uga furmay imtixaanka midaysan ee wasaarada waxbarashada Puntland halkaas oo uu gudoomiyaha degmada Iskushuban Maxamuud Ismaciil Ciise uu daahfuray imtixaanka allena u waydiiyey arday in uu u fududeeyo imtixaanka.

Want your school to be the top-listed School/college in Iskushuban?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Wadad Isbitaalka, Ka Soo Horjeedka MCH-ka
Iskushuban

Opening Hours

Monday 06:00 - 00:00
Tuesday 06:00 - 00:00
Wednesday 06:00 - 00:00
Thursday 06:00 - 09:30
Saturday 06:00 - 00:00
Sunday 06:00 - 00:00