Salaaxudin School Baidoa

Salaaxudin School Baidoa

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Salaaxudin School Baidoa, School, Iscia Baidoa, in Five Street, Iscia Baidoa.

22/03/2024

السلام عليكم ورحمةالله وبركاته
جمعة مباركة

24/01/2024

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

Photos from Salaaxudin School Baidoa's post 04/05/2023

Munasabadda sagotinta Dufacda 15 aad ee Dugsiga salahudin primary and secondary school ayaa lagu qabtey shaley xaruunta dugsiga.

21/11/2022

Hambalyo dhamaan macaliminta soomaaliyeed gaar ahan macaliminta iskuulka salaaxudin.

Photos from Salaaxudin School Baidoa's post 28/08/2022

Kulan lagu dardar gelinaayey Kor u qaadida tayada waxbarasho ee iskuulka salaaxudiin ayaa manta Ka qabsoomey xarunta iskuulka,kulanka ayaa hogaaminayey maamulka iskuulka ayadoo ay qeyb Ka ahaayeen horjoogayaasha fasalada dugsiga sare,waxaana uu Ku soo dhamaadey guul.

Photos from Salaaxudin School Baidoa's post 18/05/2022

Xafalad si her Sare ah loo soo agasimey oo lagu abaalmarinayey ardeyda kalimaha h**e Ka galey tartamadi aqon kororsiga ahaa ee ka socdey iskuulka salaaxudiin mudad sanadka Ku dhawaa ayaa maanta lagu soo gunaanadey iskuulka ayadoo abaalmarino Kala duwan lagu gudoonsiiyey dhaman ardeydii kalimaha galey.
Hambalyo. Hambalyo. Hambalyo.

20/03/2022

Muuqaal aad Kaga bogan doonto qabka uu u shaqeeyo iskuulka H/DH/ iyo Sare ee salaaxudiin Baydhabo

Photos from Salaaxudin School Baidoa's post 19/03/2022

Qeyb Ka mid ah howl malmeedka uu qabto iskuulka salaaxudiin baydhabo.

Photos from Salaaxudin School Baidoa's post 26/10/2018

Xasuus muhiim ah: sadex sano ka hor ardeyda dugsiga salaxudin oo wax baratikeynaya

Photos from Salaaxudin School Baidoa's post 25/09/2018

Qaar kamid ah ardeyda iskuulka salaaxudiin oo maktabada wax ku akhrisanaya iyo kuwo kale oo wax baratikeynaya.

Want your school to be the top-listed School/college in Iscia Baidoa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Iscia Baidoa, In Five Street
Iscia Baidoa