06/08/2024
Koorso Online ah: Sida Loo Dhiso eLearning Website
Bilow safarkaaga guusha ee waxbarashada online-ka!
Baro sida loo sameeyo website elearning oo casri ah oo soo jiidasho leh, adigoo adeegsanayna aaladaha ugu muhiimsan iyo plugins-yada elearning-ka ugu wanaagsan.
Maxaad ku baran doontaa koorsadan?
●Qorsheynta iyo naqshadeynta website-ka
●Sameynta casharo soo jiidasho leh
●Maareynta ardayda iyo horumarinta nidaamka waxbarashada
Macalimiin khibrad u leh ayaa kuu baraya tillaabo-tillaabo!
https://wa.me/message/5QN5EJVHCAY3N1
27/03/2022
Ma dooneysaa in aad ku taqasusto xisaabta?
haddii jawaabtaadu tahay HAA, Caaqil Academy waxa uu qaadanayaa fasalo cudub oo Online ah oo bilaaban doona 1 April.
wixii faahfaahin ah la xiriir:
whatsapp: +252611446751
27/03/2022
Ma ku dhiban tahay ku hadalka Luqadda Carabiga?
Majeceshahay in aad carabiga si fasiix ah uguhadasho?
haddii jawaabtaadu tahay HAA
Ardayda Soomaaliyeed waxaa lagu wargelinayaa in Caaqil Academy uu bilaabi doono fasalo cusub 1 bisha April sanadkan 2022.
Adigoo mahadsan La xariir: WhatsApp, si laguu diiwangeliyo.
252-611446751
26/03/2022
MADOONEYSAA BARASHADA 'AANKA KARIIMKA AH HAB ONLINE AH
WAXAAD KA HELEYSAA OO KUULA DIYAARA
Academy
Wixii faahfaahin ah
Fadlan laxiriir whatsApp number ka hoose +252611446751