Burhan Online Institute

Burhan Online Institute

Share

ku soo dhawoow Machadka Burhan Online.Ku baro Quranka Kariimka ah Online Adigoo Gurigaga joga.

14/11/2025

Xuquuqda badhna haka tagin badhna ha siine, cidkasta xaqeeda sii.

04/11/2025

سورة الملك

04/11/2025
04/11/2025

Emotional Quran Reading Sheikh Abdirashiid ali suufi Xafidakallah

02/11/2025

War carabkaagu illahay digrigiisa yaanu ka qalalin....... Sheekh mustafa xafidakallah.

Wargelin:

Machad Al Burhan ee barashada culuumta diinta nidaamka casriga ah adigoo gurigaaga jooga ayaad online ku baran kartaan Quraanka kariimka iyo culuumta diinta qaybaheeda kala duwan iyo luuqadaha soomaliga iyo carabiga kaalay oo nagala soo xidhiidh whatsapp, Imo, Mesenger, viber number: 63 6523342
Ku soo dhawoow Burhan Online Institute

02/11/2025

Dadka badh intay aduun isku mashquuliyeen ayey illahayba ilaween, cagsigooda qaarbaa ah intay meel isku xidheen waan wardiyeynaa yidhi hadhowna dadka wax waydiista.

Labadaa dariiqo midna maaha tuu islaamku usoo dagay ee dadka uu ugu yeedhay..... Sheikh mustafa xafidakallah.

Wargelin:
Machad Al Burhan ee barashada culuumta diinta nidaamka casriga ah adigoo gurigaaga jooga ayaad online ku baran kartaan Quraanka kariimka iyo culuumta diinta qaybaheeda kala duwan iyo luuqadaha soomaliga iyo carabiga kaalay oo nagala soo xidhiidh whatsapp, Imo, Mesenger, viber number: 63 6523342
Ku soo dhawoow Burhan Online Institute

21/10/2025

Illahay jeclantiisa, Markaad alleh SWT, jeclatid illahayna wuu ku jeclaan.

06/07/2025

Faa'iidada wax wada qabsiga bulshada iyo in wanaag la isku kaashado manfaca ay samayso. Sh.mustafa kalmad kooban ka yidhi.

06/07/2025

Muxaadiro cusub : mansiladda ugu saraysa ee qof muslim ah gaadha waa inuu adoon dhab ah noqdo. Sh.mustafa ismail haruun.

04/06/2025

Bari waa maalin wayn, waa Carafah, halaga faa'iidaysto, yaanu ku dhaafin khayrkaasi wayni.

31/05/2025

Hooyo ama Aabe ma jeceshahay in adigoo gurigaaga jooga Adiga iyo Caruurtaaduba guriga ku dhex barataan Quraanka kariimka ah iyo culuumta shareecada qaybaheeda kala duwan, waxaa bilaabanaya fasalo cusub adigoo toos uga dhigan doona wakhti kaste ood uu baahatid.

Nagala soo xidhiidh whatsapp Number,Imo number,Messenger, Viber number

63 6523342 ama Skype Name: Burhan Online Institute

28/12/2024

Hooyo ama Aabe ma rabtaa in adigoo gurigaaga jooga aad toos adiga iyo caruurtaduba uu barataan Quranka kariimka ah iyo culuumta diinta sida: Axadiista,siirada,caqiidada,fiqiga,ducooyin iyo kutubta kale ee diintaba. Sido kale waxaad baran kartaa luuqadaha Af Soomaliga iyo Englishka.
Waxaad nagala soo xidhiidhi doontaa:-
WhatsApp Number,Imo Number,Viber number,Telegram number, Messenger:
63 6523342 ama Skype name: Burhan Online Institute

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeysa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeysa