02/02/2023
Cyber Security haddi aad doonayso inaad barato, kalay oo website-kan iska diwaan gali. Video-gan daawo oo is diwaan gali.
Halka ugu wanaagsan ee laga baranayo Cybersecurity-ga wa TryHackMe.
Halkaa ugu wanaagsan ee laga baran karo Cyber Security waa TryHackMe.
04/05/2021
Waxan ugu Bushaaraynaynaa Dhamaan Ardayda in aan u Diyaarinay Platform kii lagu galayey Examska Cisco Certification , Microsoft Certifications, Amazon AWS, CompTIA Certifications iyo Dhamaan Examks halkan ku jira linkiga hoose.
Wixii faahfaahin dheeraad ah nagu soo booqo xafiiiska oo kuyaal dhismaha Cumar Xaashi Dabaga 6-aad, ee kasoo horjeeda Premiere Bank ama la soo xidhiidh 0634018282
https://home.pearsonvue.com/Test-takers/A-to-Z-program-list/View-all.aspx
22/10/2020
Ku soo dhawaada Coderstrust Somaliland, oo ay kuu soo diyaariyeen Elmi Academy (Somaliland) & Coderstrust Academy (Denmark).
26/09/2020
Ka faa'idayso koorsooyinka bilaashka ah ee ay wada bixinayaan CodersTrust & . Waa koorsooyin online ah, fadlan booqo: http://academy.coderstrust.com/ oo isdiiwaangali.
21/09/2020
Asc ...
Halkan hoose waxaad kala degi kartaa, qoraalkii xalay lagu soo bandhigay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, ee ku saabsanaa .
Freelancing: Slides
Slides
21/09/2020
Kulankii xalay ee Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa.
20/09/2020
Kulankii caawa ee Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa.
20/09/2020
Balanteenu waa caawa & Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, insha Allaah.
Fursadaha lagu shaqaysan karo ee IT-ga.
Caawa 7:45 Fiidnimo
19/09/2020
Fursadaha lagu shaqaysan karo IT-ga.
Kulan qiimo badan iyo habeen dambe, September 20 @ 7:45 PM & Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, insha Allaah.