الإحسان أونلاين لتحفيظ القران الكريم وعلوم الشرعيةAl Ixsaan Islamic Online

الإحسان أونلاين لتحفيظ القران الكريم وعلوم الشرعيةAl Ixsaan Islamic Online

Share

خَيْرُكُمْ مَن تَعَلَّمَ القُرْآنَ وعَلَّمَهُ

24/04/2026

إعراب الأسماء الخمسة ❤️

22/04/2026

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Al Ixsaan Islamic Online wuxuu ogeysiinayaa in uu qaadanayo arday Cusub.
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh WhatsApp number-ka hoose.

06/02/2026

درجات النوم في اللغة العربية

04/02/2026
22/01/2026

Hala badiyo Saliga nebiga صل الله عليه وسلم waa habeen jimce ahe.

18/01/2026

Bushaaro Bushaaro Bushaaro

Markiska Al Ixsaan Islamic Online wuxuu bulshada waxbarashada diiniga ah jecel ugu bushaaraynayaa in Markisku ku diyaariyey barashada Qur'aanka kariimka iyo Culuumtiisa oo Online lagu baranayo.
Casharada la baranayo waxa ka mid ah :
1. Xifdiga Qur'aanka Kariimka
2. Higaada ( Qorista iyo Akhriska Carabiga)
3. Hadiiska Rasuulka ﷺ
4. Siirada Nebiga ﷺ
5. Duco
6. Fiqi
● Hababka wax lagu baranayaa waa WhatsApp iyo Zoom.
Wixii Faahfaahin ah ee intaa dheer fadlan kala xidhiidh WhatsApp +252 63 8981087

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeysa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Hargeysa