20/05/2026
Ma tahay Ardey Form Four ah? Ma joogtaa Somaliland? Ma jeclaan laheyd inaad hesho xog ku saabsan hab raaca iyo nidaamka imtaxaanka heer qaran.
Ka faa’ideyso fursadan oo ka qeyb qaado kulankan oo akadamiyada Academy kuugu soo casuuntey macalimiin khibrad dheer u leh imtaxaanaadka shahaadigaa …
Kubiir Group whatsappkan 👇👇
https://chat.whatsapp.com/CFso98rhKDeGaP2uySGQh1?mode=gi_t
Wixii kale ee faahfaahina noogu reeb fariin whatsapp Num: +252638558812
Wixii Suaal ah eed jeclaan laheyd inaanu weydiino bahda macalimiinta noogu soo qor
13/05/2026
Barnamijka Latalinta Ardeyda Fasalka Afraad ee (F4) Waxa inoogu martiya Ustaad Sare Abwaan Rashiid Soomaali oo khibrad weyn u leh maadada Soomaaliga iyo habraaca Imtaxaanka Shahaadiga ah ………
Ku biir Group Whatsaapkan👇👇
https://chat.whatsapp.com/IThmdFXejLt09oyFUDtbtL?mode=gi_t
Wixii ah fariin noogu dir 👇👇
Whatsapp: +252638558812
13/05/2026
Barnamijka Latalinta Ardeyda Fasalka Afraad ee (F4) Waxa inoogu martiya Ustaad Sare Abdifatah Mohamed Abdi oo khibrad weyn u leh maadada Biology iyo habraaca Imtaxaanka Shahaadiga ah ………
Ku biir Group Whatsaapkan👇👇
https://chat.whatsapp.com/IThmdFXejLt09oyFUDtbtL?mode=gi_t
Wixii ah fariin noogu dir 👇👇
Whatsapp: +252638558812
10/05/2026
Barnamijka Latalinta Ardeyda Fasalka Afraad ee (F4) Waxa inoogu martiya Ustaad Sare Sh Mustafe Ciraaqi oo khibrad weyn u leh maadooyinka Carabiya & Tarbiyada iyo habraaca Imtaxaanka Shahaadiga ah ………
Ku biir Group Whatsaapkan👇👇
https://chat.whatsapp.com/IThmdFXejLt09oyFUDtbtL?mode=gi_t
Wixii ah fariin noogu dir 👇👇
Whatsapp: +252638558812
10/05/2026
Barnamijka Latalinta Ardeyda Fasalka Afraad ee (F4) Waxa inoogu martiya Ustaad Sare Hussein Adam (Addition) oo khibrad badan u leh maadada Maths iyo habraacyada Imtaxaanka Shahaadiga ah ………
Ku biir Group Whatsaapkan👇👇
https://chat.whatsapp.com/IThmdFXejLt09oyFUDtbtL?mode=gi_t
Wixii ah fariin noogu dir 👇👇
Whatsapp: +252638558812
09/05/2026
Barnamijka Latalinta Ardeyda Fasalka Afraad ee (F4) Waxa inoogu martiya Ustaad Sare Mustafe Xaamud khibrad badan u leh Physics/Maths iyo habraacyada Imtaxaanka Shahaadiga ah ………
Ku biir Group Whatsaapkan👇👇
https://chat.whatsapp.com/IThmdFXejLt09oyFUDtbtL?mode=gi_t
Wixii ah fariin noogu dir 👇👇
Whatsapp: +252638558812
09/05/2026
Barnamijka Latalinta Ardeyda Fasalka Afraad ee (F4) Waxa inoogu martiya Ustaad Sare Cabdiraxmaan Falastiini oo khibrad sare u leh luuqada English iyo Imtaxaanka Shahaadiga ah ………
H**e iska diwaangeli formkan hoose 👇👇
Ku biir Group Whatsaapkan👇👇
https://chat.whatsapp.com/IThmdFXejLt09oyFUDtbtL?mode=gi_t
Wixii ah fariin noogu dir 👇👇
Whatsapp: +252638558812
09/05/2026
🎓 Fursad Dahabi Ah Ardayda Fasalka Form Four 📚✨
Ma tahay ardey dugsi sare oo u fadhiisanaya imtaxaanka shahaadiga ah.??
Fursadani waa taadii ka faa’ideyso barnaamijka Talo iyo Tusaale oo wax weyn ka badali doona hab fikirkaaga.
Barnaamijkan waxaad ka heli doontaa:
✅ Su’aalo & Habraacyo muhiim ah
✅ Macallimiin khibrad leh
✅ Online: Google Meet / Zoom
📅 Taariikhda: 14 May 2026
⏰ Waqtiga: 8:00 Habeenimo
📋H**e ubuuxi formkan hoose si aad uga qeyb qaadato barnaamijka👇
https://forms.gle/gLD84BN4P8XRzhCi8
Laxidhiidh Whatsapp Num: +252638558812
🔥 Ha seegin fursaddan oo hel xog kusaabsan imtaxaanka qaranka!
21/04/2026
🚀 FREE ONLINE TRAINING FOR TEACHERS 🎓
Ready to make your classroom more active, engaging, and effective?
Join our powerful session on:
✨ Effective Teaching Strategies & Classroom Engagement
🔹 Make your lessons interactive and fun
🔹 Improve classroom management بسهولة
🔹 Engage every student with practical techniques
🎓 Certificate: Yes
📅 Date: 23 April 2026 (Thursday)
⏰ Time: 8:10 PM – 9:30 PM
📍 Platform: Google Meet
📲 Join WhatsApp Group: 👇👇
https://chat.whatsapp.com/ED5eVAX4zf9AtKTxSJvZHh?mode=gi_t
📝 Register Now (Google Form): 👇👇
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdEbYGXO7ZHD1hFGPtkI7TXkXOFN7C3f_034COy-m-SVfpInw/viewform?usp=header
📞 Whatsapp: +252638558812
⚡ Limited seats — don’t miss this opportunity to grow as a professional teacher!
27/03/2026
Position: Teacher Trainer
Mode: Online
Deadline: 01.04.2025
Email: [email protected]
19/03/2026
Ciid Mubaarak dhamaanba umadda muslimiinta ah meel kastood joogtaanba waxa Lexora Professional Academy idinku hambalyeyneysaa munaasabada ciid alfitr ALLAH ha inaga aqbaalo acmaashii saalaxa aheyd ee bishii Ramadaan