27/07/2025
📍 Wargelin muhiim ah.
DAWRADA XAGAAGA EE MASJIDKA AL WAXYEYN .
KALKEEDII 7AAD.
28/07/ 2025, waxa lagu wargalinayaa dhammaan dadweynaha in uu FATWO inoo qabandoono sheekheena sh shacbaan bari oo ah maalin ISNIINA.
Waxaad kala xidhiidhi doontaa number ka hoos ku xusan
Oo aad kusoo gudbin doonto wixii aad su'aal aad qabto +25263-8013322
03/07/2025
*🅰️lxmadulilah Finally*👏
*Allahu akbar Allahu akbar*
Waxan Halkan Hamblayo Uga diraya *Hooyo suad* *Aabo Maxamud* Oo Inatoodii Curad Ay DhamaysaY Kitaabka Rabi
*Salma Maxamud*👑
Waa inan yar Da ahaan Jirta *10 Sano* Waxay Khatimay Kitaabka Rabi
( *Can you believe🙆♂️ )*
📍 ntaan macalinka Ahaa Waa Ilmihii Ugu Da,Da Yara Ee Dhameeya Quran Alle
🛑 ألف مبروك يا صغيرة القلب والكبيرة في الإيمان، بختمكِ القرآن أضاء الله دربكِ وزادكِ هدىً وثباتاً على الحق.
MACHADKA SOMALI QURAN ONLINE
01/03/2025
Kuso Dhawoow Machadka SOMALI ONE QURAN ONLINE
01/03/2025
Ramadan wanagsan
▶️Alxmadulilah Waxan Hamblayo Udiraya Dhaman Waalidkeena & Ardaydeena & Macalimiinteena Curashada bisha Ramadan
▶️Ilahay Hayanga Yeelo Kuwa Ka Faaidaysta Bisha Barakaysan Ee Ramadan 🤲
🔹 بمناسبة حلول رمضان المبارك،
أسأل الله أن يرزقكم فيه الخير والبركة، وأن يتقبل أعمالكم وطاعاتكم، رمضانكم مبارك وسعيد. 🔹
01/02/2025
Alxmadulilah Finally
Maanta Waxa Ii Farxada Inan Maqlo Warkii Aduunka Igu Farxada Badnaa 😇
🫅Sihaam Liban
🫅Sahra Liban
🫅Salma Liban
3 gabdhood Waxay Khatimeen Kitaabka Rabi
➡️ *Date isku Mida*
➡️ *Maalin Isku mida*
🕰️. *Saacad Isku mida**
📍 *Mucjisadii abid Aan arko Intaan macalinka Ahaa*
*Say Manshalah*🥰
Machadka Somali 1 Quran online Islamic
26/03/2023
Ramadan Kareem dhaman Waalidka Ardayda Macalimiinta
Dugsiga Somali 1 Quraan Online Islamic
ilahaY ha Inaga Aqbalo Acamaasha Badan ee bisha Ramadan IlahaY ugu dhawnaaYo
SOMALI QURAN ONLIN WAA HORMOODKA MACHADADA
31/05/2020
masha lah waa hooyo aqrinaysa quranka alle
26/04/2020
RADMAAN KAREEM
Dhaman umada muslimka ah waxan leenahaay ilahay ramdaanta khayrkeeda ha inasiiyo