26/09/2020
Waxaan halkan hanbalyo uga dirayaa dhamaan ardeyda wax ka barata iskuulka American school gaar ahaa qaybaha galinka danbe kuwaasi oo ku guuleystey hadyado iyo shahaado sharafyo kala duwan waxaa kale oo iyaguna sharaf mudan macalimiinta la dadaaley ee mar kasta dhiiri galinta la garab jooga ardeydooda iyo mamulaha iskoolka mr Axmed xuseen maax
22/08/2020
It is a great pleasure for us today to present the certificates to the students AMERICAN INSTITUTE who have been studying English for a long time. Which we presented to them at the place of their teaching became a special memory as he reconsidered their certification of the severe pain of COVID -19. They have studied hard to come to what they have come up with and they have certainly shared a wealth of experience and practical experience so I urge the graduates to continue their education as much as they can. Seek knowledge from the cradle to grave.
27/07/2020
Dugsiga H/dhexe ee American waxa uu ku wargalinayaa Bulshada dagan magaalada hargaysa in uu dugsigu qaadanayo sanad dugsiyeedka 2020 - 2021 fasalo cusub oo kale ah KG ilaa fasalka 8
Is diwaan galintu waxay ka bilaabmayaa xarumaha dugsiga wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh
Tell: 4403029/ 4120524/ 4421547
05/07/2020
Re-open ............ Re-open
Waxa Alle mahadiiya marhadii Cudurkii Covid_19 ee sababay inaan xidhno iskuulka American uu Alle swtc inaga qabtay.
Hadaba waxa la ogaysiinayaa dhamaan ardayda waxka barata iskuulka gaar ahaan galinka danbe in dib loo furay iskuulkii waxbarashadiina halkii ka sii bilaabmi doondo
17/07/2018
KA FAA' IIDEYSO FURSADDAN QAALIGA AH. DUGSIGA AMERICAN UU QAADANAYO BISHAN JULY KOORSOOYIN ENGLISH AH OO MAQAL IYO MUUQAAL AH.. KOORSOOYINKAASI WAXA LAGU BARANAYAA (WRITING, READING, SPEAKING , AND MAKING SPEECH..OR...GIVING..PRESENTATIONS)...HA MOOGAAN FURSADDAASI QAALIGA..AH.IS QORISTU WEY SOCOTAA LABADA GELINBA....LAXIDHIIDH ...063-4403029/ 063-4421547 ama email:[email protected]
24/06/2018
Climb Mountains Not So The world Can See You, But So You Can See The World
08/11/2017
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Waxa la ogeysiinayaa dhamaaan dad weynaha ku nool magaalada Hargeysa in dugsiga AMERICAN INSTITUTE oo looga bartay waxbarasho tayo leh in uu qaadanayo koorsooyin gaagaaban oo ay ka mid yihiin:-
🔴English language
🔴Management
🔴Out card
🔴ICT
🔴Bussiness
🔴Iyo qaybaha sayinka ee dugsiga sare
Tirada la qaadanayaa way xadidan tahay.
H**e u gaadh inta ayna kaa buuxsamin dugsigu waxa uu ku yaalaa xaafada ji-jiga yar gaar ahaan iskooyska TOTAl waxa uu ku dhagsan yahay shirkada Telephonada ee NATIONLINK wixii faahfaahina kala soo xidhiidh
Tel:0634403029 ama 0634791515 ama 0634421547