Alqimma Day Boarding Schools

Alqimma Day Boarding Schools

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alqimma Day Boarding Schools, machad Alqimma Boarding schools, Hargeysa.

machadku wuxu ku yaala magalada hargaysa caasimada somaliland waa machad lagu barto diini iyo maadiba wuxu haysta shahaadooyin sharciya oo u ka haysto wasaradaha waxbarashada iyo diinta iyo awqaafta somaliland wuxu kuyaala dagamada maxamuud haybe saylad

Photos from Alqimma Day Boarding Schools's post 25/07/2026

Xaflaad aad loso agaasimay oo lugu abaal marinayay arday dhamaysatay dowro xagaaga ayaa caawa ka dhacday masaajidka jaamac daruhuda ee xaafada oktoobar xafalada ayaa waxa kaso qayb galay culimada dalka gudida wanaag farista iyo xumaan reebida somaliland culimada markaska tabliiqa iyo xubno kala duwan oo halkaas ka jeediyay waanooyin kala duwan oo khuseeya ardayda dowrada dhamaysatay iyado ugu danbayn halka lugu gudoonsiiyay jawaais kala dawan iyo shahaadooyin

23/07/2026
21/07/2026

Dugsiyada Alqimma Day Boarding Schools gaar ,ahaan qabyta saylada xoolaha ayaa kuso kordhisay qaybo iskuula oo galinka danbe u go.an qaybtaas oo ardayda la qaadan doono fasalka 1.aad ....ila fasalka 8 aad hadaba wixi faahfaahina kala xidhiidh taleefanada shaashada ku qoran 0634730801

15/07/2026

Qaybo cusub oo dugsiyaga Alqimma Day Boarding Schools kaga furay dagmada Axmed dhagax gar.aahan xaafada inji

14/07/2026

Alqimma Day Boarding Schools qaybo cusub iyo dagmada Axmed dhagax xaafalada inji

23/06/2026

Waraysi taabanaya asaaskii dugsiyada Alqimma Day Boarding Schools 2007--------2019------2026 intaas wixi u qabsoomay dugsiyada alqimma

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeysa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Machad Alqimma Boarding Schools
Hargeysa
00252