Faiz Skills

Call Directions

Faiz Skills Welcome to Faiz Skills Where learning meets opportunityπŸ’‘

FREE CUSTOMER CARE TRAININGMa doonaysaa inaad horumariso xirfadahaaga Customer Care oo aad barato sida loola macaamilo m...
02/09/2026

FREE CUSTOMER CARE TRAINING

Ma doonaysaa inaad horumariso xirfadahaaga Customer Care oo aad barato sida loola macaamilo macmiilkaaga loona ilaaliyo macaamiishada?

πŸ“… Friday, 4 September 2026
⏰ 4:00 PM – 6:00 PM
πŸ“ Hadh Wanaag Mall, Floor 2
πŸŽ“Certificate: $3
πŸ“ž Registration: 063-6388097

15/08/2026

Hal xirfad ha isku koobin xirfado badan baro

Dunida maanta si degdeg ah ayay isu beddelaysaa, qofka leh xirfado kala duwan wuxuu haystaa fursado badan,Xirfad kasta oo aad barato waxay kuu noqon kartaa albaab cusub oo shaqo, ganacsi iyo horumar kuu fura.

FlowerWakhti kooban ayaan kugu baraynaa samaynta ubaxyada/Flower Gifts ka.Diiwaan galintu way socotaa ee ka faa,idayso f...
10/08/2026

Flower
Wakhti kooban ayaan kugu baraynaa samaynta ubaxyada/Flower Gifts ka.
Diiwaan galintu way socotaa ee ka faa,idayso fursadan.
Wixii faah faahina nagala soo xidhiidh
πŸ“ž 063-6388097
πŸ“ Hadh wanaag Mall Floor 2

HandMade ConcreteMuddo kooban ku baro xirfadan Oo agab kan ku qurxiso gurigaaga.Diiwaan galintu way socotaa ee ka faa,id...
10/08/2026

HandMade Concrete
Muddo kooban ku baro xirfadan Oo agab kan ku qurxiso gurigaaga.
Diiwaan galintu way socotaa ee ka faa,idayso fursadan.
Wixii faah faahina nagala soo xidhiidh
πŸ“ž 063-6388097
πŸ“ Hadh wanaag Mall Floor 2

Event Decorations Muddo kooban ku baro xirfaddaha qurxinta xafladaha Sida: - Qalin jabinta - Dhalashooyinka- Meherada - ...
10/08/2026

Event Decorations
Muddo kooban ku baro xirfaddaha qurxinta xafladaha Sida:
- Qalin jabinta
- Dhalashooyinka
- Meherada
- Aroosyada
- Bandhigayada
- Xadhig Ka Jarista
- Xidhista Gifts-ka
πŸ“ž 063-6388097
πŸ“ Hadh wanaag Mall Floor 2

Kuliyada Faiz College  waxay inoo qabanaysaa  gorfayn buug kaaso aha  ( Man's search for meaning ). Kaaso uu ku bixin do...
11/02/2025

Kuliyada Faiz College waxay inoo qabanaysaa gorfayn buug kaaso aha ( Man's search for meaning ). Kaaso uu ku bixin doona hab online ah google meeting .

https://meet.google.com/eqo-wnwm-ywt

Maamulka kuliyada Faiz College waxa idinku bushaarenaysa  in aanu bilaabayo tababar la xidhidha  ( Developmental of psyc...
19/01/2025

Maamulka kuliyada Faiz College waxa idinku bushaarenaysa in aanu bilaabayo tababar la xidhidha ( Developmental of psychology)

βœ… Ma jeceshahay inaad barato cilmu nafsiga ama ma ku fikirasay inaad barato *psychology* ga waa markaagi ka faaiidayso .

Faafahin :
βœ… ⏰Wakhtiga : 4:00 ilaa 6:00
βœ… Date : 23 & 24 & 30 & 31 / jan /2025 ( laba khamiisood iyo laba jimce ) .
βœ…Fee: free
βœ…πŸŽ“ Certification : 3$
βœ…πŸ“ Hada is diwaan gali yayna h**e kaga buuxsamin ! 50 arday oo kaliya fursada la siinaya .

βœ… Wixii fah faahina kala soo xidhiidh numberka
0633235314 & 0672138180.

βœ… Ku soo biir whatsp groupka
πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»
https://chat.whatsapp.com/BNxBap4UPnzEhiXgV6OfZp

Maamulka kuliyada Faiz college waxaan idinku bushaarenayanaa in aan bilaabayno tababar la xiidhadha see loo bartaa waxa ...
13/01/2025

Maamulka kuliyada Faiz college waxaan idinku bushaarenayanaa in aan bilaabayno tababar la xiidhadha see loo bartaa waxa la baranayo oo ah carbin aad ku qanci doontiin. ( we are greatful to launch pre-training modes of teaching/coaching /learning how to learn) .

Faafaahin :

* goobta : dugsiga sh bashiir .
* taariikhda : 16 jan 2025
* khamiista
* wakhtiga : 4:30 - 5:30
* Free weeyi
* Hal maalin oo kaliya weeyi .
Wixii faafaahina kala xidhiidh 0633235314 .

Ku soo biir whsp groupka
πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»
https://chat.whatsapp.com/BNxBap4UPnzEhiXgV6OfZp

Maamulaha Kuliyaa Faiz College waxay idin ku busharaynayaan  in la idiin  diyaariyay  barnaamij  lagaga hadli doono  cil...
16/12/2024

Maamulaha Kuliyaa Faiz College waxay idin ku busharaynayaan in la idiin diyaariyay barnaamij lagaga hadli doono cilminafsiga .( PSYCHOLOGY )

βœ… Kulan furan
βœ… Ciwaanka : maxay waajib u tahay in la barto cilminafsiga ?
βœ… Google meeting
βœ… Saacada : 8:30 -9:30 habeenimo
βœ… Taarikhda : 18 Dec 2024

Wixii fahfahina kala xidhiidh
0633235314
What's App groupka ku soo biir
πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»
https://chat.whatsapp.com/BNxBap4UPnzEhiXgV6OfZp

Maamulka Kuliyada Faiz College   waxay idin diyaariyeen   barnaamij lagag hadlayo muhiimadda Akhrinta  Dhiganayaasha . i...
09/12/2024

Maamulka Kuliyada Faiz College waxay idin diyaariyeen barnaamij lagag hadlayo muhiimadda Akhrinta Dhiganayaasha . iyo muhiimada isku xidhka ( importance of Readinkig books & Significance of network* ) .

βœ… waana kulan furan .

Faaf faahin :-

βœ… Waxa u ku bixi doonaa hab online ah .
βœ… Venue : Google meeting
βœ… Taarikhda : 11 /12/ 2024 .
βœ… Mawduuca : muhiimadda Akhrinta Dhiganayaasha . iyo muhiimada isku xidhka ( importance of Readinkig books & Significance of network*.)
βœ… Arbaca habeen khaamis soo galayso .
βœ… Sacada : 8:30pm - 9:30 pm .

βœ…Wixii fahfahina kala soo xidhiidh .
0633235314.

Whspka groupka ku soo biir
πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»
https://chat.whatsapp.com/BNxBap4UPnzEhiXgV6OfZp

Address

Hadh-wanaag Mall Floor 2
Hargeysa

Telephone

+252634829413

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faiz Skills posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share