Faiz College

Faiz College

Share

Faiz College is an academic education center which provides excellent education and quality training

11/02/2025

Kuliyada Faiz College waxay inoo qabanaysaa gorfayn buug kaaso aha ( Man's search for meaning ). Kaaso uu ku bixin doona hab online ah google meeting .

https://meet.google.com/eqo-wnwm-ywt

19/01/2025

Maamulka kuliyada Faiz College waxa idinku bushaarenaysa in aanu bilaabayo tababar la xidhidha ( Developmental of psychology)

✅ Ma jeceshahay inaad barato cilmu nafsiga ama ma ku fikirasay inaad barato *psychology* ga waa markaagi ka faaiidayso .

Faafahin :
✅ ⏰Wakhtiga : 4:00 ilaa 6:00
✅ Date : 23 & 24 & 30 & 31 / jan /2025 ( laba khamiisood iyo laba jimce ) .
✅Fee: free
✅🎓 Certification : 3$
✅📝 Hada is diwaan gali yayna h**e kaga buuxsamin ! 50 arday oo kaliya fursada la siinaya .

✅ Wixii fah faahina kala soo xidhiidh numberka
0633235314 & 0672138180.

✅ Ku soo biir whatsp groupka
👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
https://chat.whatsapp.com/BNxBap4UPnzEhiXgV6OfZp

13/01/2025

Maamulka kuliyada Faiz college waxaan idinku bushaarenayanaa in aan bilaabayno tababar la xiidhadha see loo bartaa waxa la baranayo oo ah carbin aad ku qanci doontiin. ( we are greatful to launch pre-training modes of teaching/coaching /learning how to learn) .

Faafaahin :

* goobta : dugsiga sh bashiir .
* taariikhda : 16 jan 2025
* khamiista
* wakhtiga : 4:30 - 5:30
* Free weeyi
* Hal maalin oo kaliya weeyi .
Wixii faafaahina kala xidhiidh 0633235314 .

Ku soo biir whsp groupka
👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
https://chat.whatsapp.com/BNxBap4UPnzEhiXgV6OfZp

16/12/2024

Maamulaha Kuliyaa Faiz College waxay idin ku busharaynayaan in la idiin diyaariyay barnaamij lagaga hadli doono cilminafsiga .( PSYCHOLOGY )

✅ Kulan furan
✅ Ciwaanka : maxay waajib u tahay in la barto cilminafsiga ?
✅ Google meeting
✅ Saacada : 8:30 -9:30 habeenimo
✅ Taarikhda : 18 Dec 2024

Wixii fahfahina kala xidhiidh
0633235314
What's App groupka ku soo biir
👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
https://chat.whatsapp.com/BNxBap4UPnzEhiXgV6OfZp

09/12/2024

Maamulka Kuliyada Faiz College waxay idin diyaariyeen barnaamij lagag hadlayo muhiimadda Akhrinta Dhiganayaasha . iyo muhiimada isku xidhka ( importance of Readinkig books & Significance of network* ) .

✅ waana kulan furan .

Faaf faahin :-

✅ Waxa u ku bixi doonaa hab online ah .
✅ Venue : Google meeting
✅ Taarikhda : 11 /12/ 2024 .
✅ Mawduuca : muhiimadda Akhrinta Dhiganayaasha . iyo muhiimada isku xidhka ( importance of Readinkig books & Significance of network*.)
✅ Arbaca habeen khaamis soo galayso .
✅ Sacada : 8:30pm - 9:30 pm .

✅Wixii fahfahina kala soo xidhiidh .
0633235314.

Whspka groupka ku soo biir
👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
https://chat.whatsapp.com/BNxBap4UPnzEhiXgV6OfZp

19/11/2024

*Barnaamijka Fahan iyo fagaare*

✅ kuliyada faiz college Waxay idinku marti qaadaynaa barnamijka fahan iyo fagaare kaaso oo ka dhici doona magalada hargaysa bishu marka ay tahay 29/Nov/2024 habeenka sabtidu soo galayso .

✅ Ka soo qayb galkaagu waa noo muhiim inshallah

✅ Wixii macluumada kala xidhiidh
0633235314 / 0672138180

👇🏻
Halkan ku soo biir whasp groupka .
Mahadsanid .
👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
https://chat.whatsapp.com/BNxBap4UPnzEhiXgV6OfZp

29/10/2024

OGAYSIIS :

Waxay Kulliyada faiz college ogaysiineysaa dhamaan dhalinyarada iyo bulshada in kulliyadu dib u bilaabi doonto xirfadihii tababardda kala duwanaa ee ay bixin jirtay.

Sidoo kale waxa kulliyadu idinku bisharaynaysa in lagu soo kordhiyay qaybo cusub dhawaana soo bixin doono course kii koowabaad :

Dhawaan filo .
Kala soo xidhiidh :
063235314
0672138180

24/01/2024

Haddaad jeceshahay horumar iyo h**e-u-socod nololeed, aqoontaada iyo xirfadaha aad leedahay kor u qaad.

19/01/2024

Xubnaha ka socda kulliyada Faiz ee kalmadaha ka soo jeedin doona xaflada insha Allah.

19/01/2024

Xaflada qalin jabinta dufcada 12 ee manta qabsoomi doonta insha Allah. Martida qiimaha badan ee ka so qayb galaysa waxa ka mid ah:

1. Xamse Siciid (Xamse tudhaale)
2. Khaalid Maxamed
3. Khadar C.salaan
4. Axmed Yuusuf

17/01/2024

Hambalyo Hambalyo dhamaan ardayda qiimaha badan ee ka qalin jabinaysa kulliyada Faiz College ee dufcadda 12 oo qabsoomi doonta 19.01.2024 insha Allah.

17/01/2024

Xaflada qalin jabinta dufcada 12 ayaa 19.01.2024 maalinta jimcaha ah u qabsoomi doonta insha Allah kulliyada Faiz College

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeysa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Dugsiga Shiikh Bashiir, Agagaarka Shirkada SomCable
Hargeysa