Wargelin Muhiim ah
waxa maamulka Dugsigu uu ku wargalinayaa dhamaan barayaasha, waalidiinta, ardayda iyo hawlwadeena dugsiga in barri oo axad ah kuna taariikhaysan 22-02-2026 dugsigu fasax yahay
Madaama dalka guud ahaan laga oogayo salaada roobdoonta.
Wixii faajfaahin ah kala xishiidh.
063-6588008
063-6588009
063-6588010
063-6588034
Ibnu-qayim Primary and intermediate School 1
PAGE-kani waa mid u gaara dugsiga IBNUL-QAYIM PRIMARY &KG SCHOOL. BRANCH 1
Markale iyo Kalmaddii
Maxamed Cabdi Xuseen
Maansadii Safa
Abaalmarinta Barayaasha dugsiga
Kalmadda Gudoomiyaha Waxbarashada Dalladda Al-Hudan
Ciise Yuusuf Maxamuud
Kalmaddii Maamulaha Dugsiga
Abdirashid Abdi Shide
21/01/2026
Xaflada Abaal Marinta Ardaydii Kaalmaha h**e ka gashay imtixaankii kalka koowaad ee Dugsiga IBNU-QAYIM1
Waxa Maanta oo Arbaca ah ka qabsoomay Dugsiga Ibnu-qayim1 xaflad meeqaamkeedu sareeyo oo lagu Maamuusayay Ardaydii kaalmaha h**e ka gashay imtixaankii kalka koowaad.
Sawirada Xaflada qaybta 1aad
WARGELIN MUHIIM AH
Waxaa uu Maamulka Dugsiga IBNU-QAYIM1 Primary School uu ku wargelimayaa dhamaan Ardayda iyo Shaqaale waynaha Dugsiga inuu Barrito oo Sabti ah Dugsigu Fasaxyahay waxbarashaduna dib ubilaabmi doonto Maalinta Axada Insha Allah.
02/01/2026
Ogeysiis Muhiim ah
Maamulka Dugsigu Waxa uu ogeysiinyaa Ardayda & dhamaan Hawlwadeena dugsiga in barri oo sabti ah Dugsigu dib u furmi doono kalkii labaad ee sanadka 2025/2026 . Wixii faah-faahin ah lasoo xidhiidh Numberada hoos ku qoran
063-6588008/063-6588009
063-6588010/063-6588034
063-6588035/063-8000157
03/11/2025
Barnaamijka Arooryo Iyo Barrito Haddii alle Yidhaa
.
Ayaa Inoogu Marti ah
03/11/2025
Barnaamijkii Arooryo Ee Maanta Oo Uu Marti Ku Ahaa Sheekh Yaasiin Abuu Muqbil Oo Kalmad Wacdi, Waano & Dardaaran U jeediyay Ardayda Dugsiga.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Address
Hargeysa
Opening Hours
| Monday | 06:45 - 12:30 |
| Tuesday | 06:45 - 12:30 |
| Wednesday | 06:45 - 12:30 |
| Saturday | 06:40 - 12:30 |
| Sunday | 06:40 - 12:30 |