12/06/2026
Salaama Schools
Dugsiyada Salaama Hormuudka Dugsiyada Waxbarashada Somaliland.
12/06/2026
Hadal-jeedintii uu ka jeediyey Nuur Cumar Iidaan kulan wacyi-gelin iyo dhiiri-gelin isugu jira oo xafiiska imtixaanka qaranku ugu qabtay ardayda fasallada afraad ee dugsiyadda sare Jaamacadda Hargeysa.
Booqashadii ardayda gaar ahaan fasalka 8A ay ku tageen Maktabada Gabiley halkaas ay buugaag kala duwan ku akhriyeen
Ujeedadu waxay ahayd Cilmi kororsi
Ardayda Ayaa Dalxiis Dal Barasha Ah Ku Tagay Gobalka Cagaaran Ee Gabiley Iyo Dagmooyinka Hoos Taga
31/05/2026
Ardayda salaama Primary2 gaar ahaan fasalka 8A oo ku sugan maktabada Gabiley.
Ujeedada safarku wuxuu daaranaa dalbarasho iyo cilmi kororsi.
31/05/2026
Dalxiis aad u qurux badan ayay ardayda ayey maamulka dugsigu ku geeyeen Gobolka Gabiley iyo deegaanada hoos yimaada sida Caabudla iyo Arabsiyo.
25/05/2026
Fasalada 4aad Ee Dugsiyada Sare Ee Salaama Boys' Secondary School ayaa Si Meeqaamkiisu sareeyo Xaflad Sagootin ah usii Sameeyey Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiyada Sare Ee Salaama Schools
25/05/2026
Xaflad sagootineed ayaa loogu qabtay ardayda fasalka 8aad ee dugsiga salaama primary 4 xarunta dugsiga waxaana sidoo kale abaalmarin lagu gudoonsiiyey iyana ardaydii ku guuleystay tartan aqooneed muddo dugsiga uga socday.
24/05/2026
Dalxiis Iyo Dalbarasho loo saaray Qaar ka mid ah ardeyda Dugsiyada Hoose/Dhexe ee Salaama ka dib markii ay ardaydaasi ku guuleysteen tartan aqooneed uga socday dugsiyadooda.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Beerta Xoriyada
Hargeysa