Abdiqani Ahmed Hassan

Abdiqani Ahmed Hassan

Share

Senior Diplomat, Former Director of Administration and Finance,Former Director [email protected]

Photos from Abdiqani Ahmed Hassan's post 20/04/2023

Afur wadareed 29 Ramadan Hawl-wadeenadda Wasaaradda Arr.Dibedda Jamhuuriyadda Somaliland @ Damal Hotels Hargeysa

20/04/2023

Ciid Mubaarak dhamaan Umada Islaamka

Halkee ayuu salka ku hayaa khilaafkan dagaalka Sudan. 19/04/2023

Wareysi koobaan: Maxamed Biixi Yoonis Wasiirkii h**e Wasaarada Arrimaha Dibeda iyo Isk.Caalamiga Somaliland ahna lataliye sare Wada hadalada Sudaan loogu soo celinayo Xukuumad Rayid ah

Halkee ayuu salka ku hayaa khilaafkan dagaalka Sudan. Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

19/04/2023

Alle ha u naxariisto Xildhibaan Gole Wakiil Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Nuur Cismaam Guuleed ahaana Wasiir ku xigeen h**e Wasaarada Cadaalada Jamhuuriyadda Somaliland Golihii Wasiirada ee Xumaadii Axmed Siilaanyo oo maanta ku geeriyooday Magaada Diridhaba ee Dalka Ethiopia, Rabi janadiisa fardawza ha galiyo. Aamiin Amiin

18/04/2023

Alle ha u naxariisto wl Maxamed Yusuf idiris oo ku geeriyooday Dalka Finland samir iyo imaan alle ha inaga siiyo dhamaanteen gaar ahaan Ilma Yusuf Idiris iyo Idiris Guud ahaan.

17/04/2023

اللَّهُمَّ إِنَّكَ عَفُوٌّ تُحِبُّ الْعَفْوَ فَاعْفُ عَنَّا

05/04/2023

Alle ha u naxariisto Prof. Ismaciil Hurre Buubaa oo maanta ku Geeriyooday Dalka Turkiga , Samir Iyo Imaan Alle ha inaga siiyo dhamaanteen.

04/04/2023

Sheekh Alzain Mohamed Ahmed

03/04/2023

Great Memories ,2008

03/04/2023

شكل منارات و مآذن الجوامع عبر تاريخها

25/03/2023
Want your school to be the top-listed School/college in Hargeysa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Hargeysa