25/08/2026
Hambalyo Ardayda Fasalka 8aad ee Dugsiga Al-Xayaat Oo dhamaantood Wada gudbay ( passed) Imtixaanka Shahaadiga Ah, waliba ku wada Gudbay dhibco aad u sareeya Maasha Allaah.
fans
Fu'ad Boqorre
Dugsiga Al-xayaat waxa uu ku yalaa degmada M.Mooge waxa uu dhinaca bari ka xigaa Garoonka wayn.
25/08/2026
Hambalyo Ardayda Fasalka 8aad ee Dugsiga Al-Xayaat Oo dhamaantood Wada gudbay ( passed) Imtixaanka Shahaadiga Ah, waliba ku wada Gudbay dhibco aad u sareeya Maasha Allaah.
fans
Fu'ad Boqorre
16/08/2026
02/08/2026
Tayada Dugsiga Al-Xayaat Schools Oo Sannad-Dugsiyeedkan aad Loo Casriyeey
Maamul, Macalimiin iyo Waalidiinta Dugsiga oo aad isaga Kaashaday in La Tayeeyo Dugsiga Waliba si Casriya si uu ula Jaanqaado Technology-Yada wakhtigan Horumarka Ku socota iyada oo Dugsiga Loo sameeyay System Application Casri ah oo Maamulka, Macalimiinta iyo Waalidiinta kasoo wada Gali Karaan si Tayada Ardayda Kor loogu qaado isla xisaabtana u Yimaado. Sidoo kale Dugsiga Xaga Amniga aad looga shaqeeyey Sida CcTv Camera Kuwo Gudaha iyo Dibada ah ba.
Kala xidhiidh: 063-4370401 Ama 063-4476618
Diwaan-Galinta Ardayda Cusub way Socotaa
Whatsap: 063-4370401
Call: 0634476618
28/07/2026
Back to Al-Xayaat Schools
25/07/2026
.Wargelin Muhiim ah
Dugsiga hoose dhexe ee Al-Xayaat oo Looga bartay waxbarasho Tayo leh iyo Barbaarin Tolmoon Waxa uu idinku wargelinayaa Waalidiinta Sugayay Diwaan-Galinta Ardayda Cusub Ee Sannad-Dugsiyeedka 2026-2027 in Diwaan-Galinta Ardayda Si Toos ah uga Bilaabmatay Xafiiska Dugsiga Al-Xayaat.
Booqo Xafiiska Ama La xidhiidh : 063-4370401 iyo 0634476618
|| Al-Xayaat Schools ||
25/07/2026
Kaalay Nala Arag Tayada Dugsiga Al-Xayaat.
Carruur kasta waxay leedahay riyo u baahan qof u rumeeya ,Adiga oo waalid ah, waxaad tahay qofka ugu horreeya ee riyadaas dhab ka dhigi kara, Ku dhiirrigeli waxbarashada, ku barbaari jacaylka aqoonta, hana ka daalin taageerada uu u baahan yahay Maanta waxaad beeraysaa aqoon, berrina waxaad goosan doontaa guul, sharaf, iyo mustaqbal ifaya oo ubadkaaga u horseeda nolol wanaagsan.
"muuqaal h**e oo ka mid ahaa tartankii kalkii h**ee dhammaaday la qabtay."
22/07/2026
Waxa shalay Si rasmi ah uga bilaabmay xarunta Dugsiga Diiwaangalinta ardayda Cusub ee Ku Soo biiraya Al-Xayaat Schools . , way socotaa diwaan-galintu.
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |