Tukaanso.

Tukaanso.

Share

Aqoon-kaabe Online College

02/05/2021

Abubakar iyo Bk oo inoo shaxaya taylatul Qadri.

30/04/2021

Madaxwayne Joe Biden ayaa igu yidhi ila shaqee balse waan diiday waxaan ku dhahaydadkayga ayaan u shaqaynayaaye I doorta xildhibaanada.

16/08/2019

Macmiil Mobile-ka S8 ah ayaa hada kuu diyaar ah waxaad sidoo kale Mobile-kan ku Helaysaaa Adegaa Mobile isku badalka adigoo qiimo ka jaban marka aad iibsanayo ku helaya.
Hadda iibso ama ku badalo Mobile-kaaga
Faahfaahin kala xidhiidh :063-4253356

16/08/2019

Macmiil waxaa kuuu diyaar ah Mobiles-ka A series sida A10,A20 iyo A30 Iibso Hadda Ama waxad Mobileskan ku helaysaa isku badalka Mobile-ka Adigoo ku badalana Mobile-kaaga.

A10 $118
A20 $150
A30 $185
Faahfaahin La xidhiidh :063-4253356

16/08/2019

Macmiil waxaa Tukaanso kuu haysaa Applle Iphone 6 hadda iibso macmiil ama ku badalo Mobile-kaaga hadda aad sidato si aad ugu iibsasatid qiimo ka jaban.
Faahfaahin la xidhiidh: 063-4253356

16/08/2019

Macmiil waxaa Tukaanso kuu haysaa Apple Iphone 6 Plus macmiil hadda iibso ama ku badalo Mobile-kaaga hada aad sidato adigoo ku iibsanaya qiimo ka ka jaban markaad si toosa u iibsanayso.
Faahfaahin kala xidhiidh:063-4253356

16/08/2019

Macmiil ma ka warwartaa Markaad mobile iibsanayso meesha aad gayn lahayd Mobile-kaagii h**e?
haddaba warwarkaasi dawadiisa waxa kuu haysa shirkada Tukaanso oo Mobile-kaaga hadda aad haysato ayay ku badalaysa Mobile -kale .
Waa adeeg cajiib ah oo ay kuu hayso Tukaanso.
Badalo macmiil Mobile-kaaga oo qaado Mobile kale .
Noqo isticmaale Iphone ama Samsung hadaanad H**e u ahayn.
kala xidhiidh faahfaahin 063-4253356

10/08/2019

Macmiil waxaan kuu haynaa Samsung Galaxy Tab 2 nadiif ah
Iibso hada oo ku hel qiimo jaban.
Qiimaha : $100
Kala xidhiidh faahfaahin:063 4253356

06/08/2019

macmiil waxaan kuu haynaa Mobile-ka J4 plus 32 GB oo ah Mobile-ka hadda suuqa ugu iibsiga badan.
Qiimaha:$113
Ka dalbo hadda| oo hadda deg-deg ku hel
http://www.tukaanso.com/
Ka dalbo Magaalo kasta oo aad joogto.
Kala xidhiidh Number-rada kala ah:
Hargeisa:📞☎️:||063-4253356||.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeysa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Hargeysa