من أهم وظائف الجامعة :
تعليم
بحث علمي
خدمة المجتمع
المعهد العالي للدعوة والدراسات الإسلامية في هرجيسا Machadul Caali
هدفنا تخريج علماء ودعاة مؤهلين بالمهارات اللازمة هدفنا: تخريج علماء ودعاة مؤهلين بالمهارات اللازم
08/01/2024
18/07/2023
Rabbi ha u raxmado sheekh ismaacil c.laahi jaamac
27/10/2022
Jaamacada Al-Bayan ee Caalamiga ah waxa ay ogaysiinaysaa dhammaan ardayda dhammaysatay waxbarashada dugsiyada Sare iyo ardayda doonaysa in ay dhammaystirtaan waxbarashada sare in ay wali diwaangalinta Jaamacaddu furantahay.
Kusoo dhawaw Manhaj tayaysan, Dakaatiro iyo Cuulimo aqoon durugsan leh iyo Qalab waxbarasho oo casri ah.
28/09/2022
DIFAACA ( NIQAASHKA) QORAALKA HEERKA 2 AAD (METARKA) .
JAAMACADDA AL.BAYAAN ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku difaacayeen bugaagta heerka 2 aad ( master) EE JAAMACADDA
2 arday ee kala ah :
1. Axmed maxamud nuur
2. C.laahi c razaaq ciise
Ardaydan oo muddo 2 sanno ah wax ka baranayey JAAMACADDA AL.BAYAAN gaar ahaan kuliyadda xadiiska iyo culuumtiisa ayaa wax ka qoray mawaadiic ku sabsan xadiiska iyo culuumtiisa.
Munaasabada difaaca dhiganayaashan oo ka qabsoontay maktabada jaamacadda al.bayaan ayaa waxa ka qayb galay gudida kala doodaysay ardayda buxuushta ( buugaagta ) oo kala ahaa ;
1. Dr ibraahiim xasan al.waadici
2.dr xasan sh.cali warsame
Waxa kale oo goob joog ahaa maamulka jaamacadda iyo qaybo ka mid ah ardayda wax kabarata jaamacada al.bayaan.
Doodan iyo difaaceeda oo ahaa mid aad u kulul ayaa ku soo dhamaatay natiijo fiican ( mumtaaz) .
Ugu danbayn maamulka jaamacaddu waxa uu bogaadin u dirayaa 2 arday ee kor ku xusan .
Sidoo kale bulsha waynta soomaaliyeed meel ay joogaanba waxay jaamacadda al.bayaan ugu baaqaysaa in ay iska diiwaan galiyaan jaamacadda heerarkeeda kala duwan iyada oo ay kuu diyaarisay jaamacaddu qalabka wax barashada ee ugu casrisan iyo barayaal aad u aqoon sareeya Manhaj adag .
Sido kale waxad jaamacada ka helaysaa xalqaadka cilmiga oo lagu baran doono silisilado cilmi ah iyo qaybt boodhonka ( jiifka ) oo diyaarsan .
La xidhiidh xafiisyada jaamacadda ama soo wac :
063411554 ama 0634405958
18/12/2021
Caways Suugaaned
Kusoo Dhawaada Boga Cusub ee Jaamacada Al-Bayaan International
جامعة البيان العالمية
https://www.facebook.com/112520416805250/posts/722778675779418/
12/12/2021
I. University
07/12/2021
Kulanka ardayda iyo Sh.C/baasid.
Martida Toddobaadka.
Arbaca,09 subaxnimo.
08Dec,2021.
" Kalimad Qiima badan Dardaaran "
Sh Mustafe Aadm
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Road Number 1
Hargeysa
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 12:00 |
| Tuesday | 08:00 - 12:00 |
| Wednesday | 08:00 - 12:00 |
| Thursday | 08:00 - 12:00 |
| Saturday | 08:00 - 12:00 |
| Sunday | 08:00 - 12:00 |