CAALAMI SCHOOLS

CAALAMI SCHOOLS Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from CAALAMI SCHOOLS, School, Hargeisa, Somaliland/M-Haybe, Sabo-Xareed, Hargesa.

CAALAMI SCHOOLS waa Dugsiyo ku yaala Magaalada Hargeisa, Somaliland gaar ahaan Degmadda M/Haybe waxaanu ka Kooban yahay Dugsiyo Hoose-dhexe, Sare, Barbaarin iyo Qaybta Waxbarashadda dadban (Non-Formal Education)

Have a wonderful holiday Caalami primary one 1️⃣
15/06/2026

Have a wonderful holiday

Caalami primary one 1️⃣

Sawiro Q.2aad.Xaflada Sabootinta ardayda Fasalada Afraad(Form Four) ee Caalami Secondary Schools.
06/06/2026

Sawiro Q.2aad.
Xaflada Sabootinta ardayda Fasalada Afraad(Form Four) ee Caalami Secondary Schools.

Sawiro Q.1aad.Xaflada Sabootinta ardayda Fasalada Afraad(Form Four) ee Caalami Secondary Schools.
05/06/2026

Sawiro Q.1aad.
Xaflada Sabootinta ardayda Fasalada Afraad(Form Four) ee Caalami Secondary Schools.

Ardayda fasallada 8A iyo 8B Ee dugsiga *Caalami primary one*  ayaa xaflad sagootin ah oo si heer sare ah loo soo agaasim...
04/06/2026

Ardayda fasallada 8A iyo 8B Ee dugsiga *Caalami primary one* ayaa xaflad sagootin ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay u qabtay maamulka iyo macallimiinta dugsiga. Xafladdu waxay ahayd mid ay ardaydu ku muujiyeen mahadnaq iyo qaddarin ay u hayaan dadaalka iyo juhdiga ay macallimiinta iyo maamulku geliyeen waxbarashadooda intii ay dugsiga joogeen. Waxaa halkaas laga jeediyey hadallo xambaarsan mahadcelin, duco iyo hambalyo, iyadoo munaasi-badduna ku soo dhammaatay jawi farxad iyo xusuus reeb leh.

03/06/2026

Caalami Primary Two.

02/06/2026
عيد مبارك ✨تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال،وكل عام وأنتم بخير وسعادة وفرح 🌙🐑
26/05/2026

عيد مبارك ✨
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال،
وكل عام وأنتم بخير وسعادة وفرح 🌙🐑

24/05/2026

Caalami Primary Two.
Dalxiiska beerta nasashada ee Masale Park.
Fasalka 3A.

Tacsi.Maamulka iyo macalimiinta dugsiga Caalami Primary 2 waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska Maxamed Idiris I...
22/05/2026

Tacsi.
Maamulka iyo macalimiinta dugsiga Caalami Primary 2 waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska Maxamed Idiris Ibraahim oo ka mid ahaa ardayda dugsiga, maantana lagu aasay xabaalaha Malawle.

Samir iyo iimaan saadiq ah Alle ha inaga wado siiyo Maxaned yare dhammaanteen.
Allaahuma Aamiin , Aamiin , Aamiin.

Kulanka ugu danbeeya Tartan Aqooneedka sanad dugsiyeedka 2025/2026 Fasalada 4A Vs 5ADugsiga Caalami Primary One 1️⃣
22/05/2026

Kulanka ugu danbeeya Tartan Aqooneedka sanad dugsiyeedka 2025/2026

Fasalada 4A Vs 5A
Dugsiga Caalami Primary One 1️⃣

Address

Hargeisa, Somaliland/M-Haybe, Sabo-Xareed
Hargesa

Opening Hours

Monday 07:00 - 19:00
Tuesday 07:00 - 19:00
Wednesday 07:00 - 19:00
Saturday 07:00 - 19:00
Sunday 07:00 - 19:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CAALAMI SCHOOLS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to CAALAMI SCHOOLS:

Shortcuts

Share

Category