Faatix Academy

Faatix Academy faatix Academy waa Madal waxbarasho oo qaab Online ah looga barto Culuumta
qaybaheeda kala duwan.

๐˜๐˜ถ๐˜ณ๐˜ด๐˜ข๐˜ฅ ๐˜‹๐˜ข๐˜ฉ๐˜ข๐˜ฃ๐˜ช๐˜บ๐˜ข: ๐˜‰๐˜ช๐˜ด๐˜ฉ๐˜ข ๐˜”๐˜ข๐˜บ 2024๐Ÿฅ‡๐Ÿฅ‡๐Ÿฅ‡๐Ÿฅ‡๐˜’๐˜ถ ๐˜‰๐˜ข๐˜ณ๐˜ฐ ๐˜‰๐˜ช๐˜ญ๐˜ข๐˜ข๐˜ด๐˜ฉ ๐˜“๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฅ๐˜ข๐˜ฏ ๐˜Š๐˜ฐ๐˜ถ๐˜ณ๐˜ด๐˜ฆ ๐˜ฆ๐˜ฆ ๐˜”๐˜ถ๐˜ฉ๐˜ช๐˜ช๐˜ฎ-๐˜ฌ๐˜ข ๐˜ข๐˜ฉ1. ๐˜‰๐˜ข๐˜ด๐˜ช๐˜ค ๐˜Š๐˜ฐ๐˜ฎ๐˜ฑ๐˜ถ๐˜ต๐˜ฆ๐˜ณ ๐˜š๐˜ฌ๐˜ช๐˜ญ๐˜ญ๐˜ด ๐˜‰๐˜ฐ๐˜ฐ๐˜ต๐˜ค๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฑ3. ๐˜Ž๐˜ณ๐˜ข...
04/05/2024

๐˜๐˜ถ๐˜ณ๐˜ด๐˜ข๐˜ฅ ๐˜‹๐˜ข๐˜ฉ๐˜ข๐˜ฃ๐˜ช๐˜บ๐˜ข: ๐˜‰๐˜ช๐˜ด๐˜ฉ๐˜ข ๐˜”๐˜ข๐˜บ 2024๐Ÿฅ‡๐Ÿฅ‡๐Ÿฅ‡๐Ÿฅ‡

๐˜’๐˜ถ ๐˜‰๐˜ข๐˜ณ๐˜ฐ ๐˜‰๐˜ช๐˜ญ๐˜ข๐˜ข๐˜ด๐˜ฉ ๐˜“๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฅ๐˜ข๐˜ฏ ๐˜Š๐˜ฐ๐˜ถ๐˜ณ๐˜ด๐˜ฆ ๐˜ฆ๐˜ฆ ๐˜”๐˜ถ๐˜ฉ๐˜ช๐˜ช๐˜ฎ-๐˜ฌ๐˜ข ๐˜ข๐˜ฉ
1. ๐˜‰๐˜ข๐˜ด๐˜ช๐˜ค ๐˜Š๐˜ฐ๐˜ฎ๐˜ฑ๐˜ถ๐˜ต๐˜ฆ๐˜ณ ๐˜š๐˜ฌ๐˜ช๐˜ญ๐˜ญ๐˜ด ๐˜‰๐˜ฐ๐˜ฐ๐˜ต๐˜ค๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฑ
3. ๐˜Ž๐˜ณ๐˜ข๐˜ฑ๐˜ฉ๐˜ช๐˜ค ๐˜‹๐˜ฆ๐˜ด๐˜ช๐˜จ๐˜ฏ ๐˜‰๐˜ฐ๐˜ฐ๐˜ต๐˜ค๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฑ

๐˜š๐˜ฉ๐˜ถ๐˜ณ๐˜ถ๐˜ถ๐˜ฅ๐˜ข๐˜ฉ๐˜ข:
๐˜๐˜ฐ๐˜ญ๐˜ญ๐˜ฐ๐˜ธ-๐˜จ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฆ๐˜ฆ ๐˜—๐˜ข๐˜จ๐˜ฆ-๐˜ฌ๐˜ข ๐˜ด๐˜ช๐˜ฅ๐˜ฐ๐˜ฐ ๐˜’๐˜ข๐˜ญ๐˜ฆ ๐˜š๐˜ฉ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฆ ๐˜Ž๐˜ข๐˜ณ๐˜ฆ๐˜ฆ ๐˜—๐˜ฐ๐˜ด๐˜ต-๐˜ต๐˜ช๐˜จ๐˜ข๐˜ฏ

๐˜š๐˜ช'๐˜ข๐˜ข๐˜ฅ ๐˜ช๐˜ด๐˜ฌ๐˜ถ ๐˜‹๐˜ช๐˜ธ๐˜ข๐˜ข๐˜ฏ ๐˜Ž๐˜ข๐˜ญ๐˜ช๐˜ด๐˜ฐ ๐˜ง๐˜ข๐˜ฅ๐˜ญ๐˜ข๐˜ฏ ๐˜ด๐˜ฐ๐˜ฐ ๐˜น๐˜ช๐˜ฅ๐˜ฉ๐˜ช๐˜ช๐˜ฅ๐˜ฉ๐Ÿ“ž๐Ÿ“ฒ๐Ÿ“ฑ๐Ÿ“ฑ ๐˜ž๐˜ฉ๐˜ข๐˜ต๐˜ด๐˜ˆ๐˜ฑ๐˜ฑ ๐˜•๐˜ถ๐˜ฎ๐˜ฃ๐˜ฆ๐˜ณ: 63 4894480

09/04/2024

Dhamaan Umadda Islaamka ah.

19/03/2024

Daawo Cashar ka mida Casharadda ODOO .
๐Ÿง‘โ€๐Ÿซ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿซ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿซ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿซ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿซ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿซ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿซ๐Ÿง‘โ€๐Ÿซ๐Ÿง‘โ€๐Ÿซ๐Ÿง‘โ€๐Ÿซ๐Ÿง‘โ€๐Ÿซ๐Ÿง‘โ€๐Ÿซ๐Ÿง‘โ€๐Ÿซ๐Ÿง‘โ€๐Ÿซ๐Ÿง‘โ€๐Ÿซ๐Ÿง‘โ€๐Ÿซ๐Ÿง‘โ€๐Ÿซ
"Qaabka Company Vender ah Lacag aan igu sii Qadimi lahyn".
๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ’ป๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ’ป๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ’ป๐Ÿง‘โ€๐Ÿ’ป๐Ÿง‘โ€๐Ÿ’ป๐Ÿง‘โ€๐Ÿ’ป๐Ÿง‘โ€๐Ÿ’ป๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป
Si'aad isku diwaangaliso Course-kan fadlan booqo website-kayga
https://faatix.com/home/course/odoo-accounting/32
Wixii macaluumad dheerad nagala soo xidhiidh whatsApp numberkan 63 4894480

        waa maxay Odoo Accounting?waa software Dhamaystrin oo loo isticamaalo Maraynta Ganacsiga.waana mid  isku dhamays...
18/03/2024



waa maxay Odoo Accounting?

waa software Dhamaystrin oo loo isticamaalo Maraynta Ganacsiga.
waana mid isku dhamaystiran oo ah (ALL-IN-ONE) kaasi oo ka kooban
waxkasta oo ganacsigu u baahan yahay in loo maamulo sida customer relationship management,
e-commerce, billing, accounting, manufacturing, warehouse, project management, and inventory management.

Si aad u daawato Casharada Qayb ka mida fadlan raac Link gan:
dooro Curriculum
https://faatix.com/home/course/odoo-accounting/32





Si aad isku diwaan galiso fadlan nagala soo xidhiidh whatsApp 63 4894480

11/03/2024

Ramadan Mubarak.

20/02/2024

Ka mid noqo Barayaasha faatix.com๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿซ
oo ku soo gubi course-kaga.
๐Ÿง‘โ€๐Ÿซ

  Starting Courses1. Graphic Design2. Video Editing3. Basic Computer4. Web Design5. Quick BooksEnroll NowWhatsApp: 63 48...
04/11/2023

Starting Courses
1. Graphic Design
2. Video Editing
3. Basic Computer
4. Web Design
5. Quick Books
Enroll Now
WhatsApp: 63 4894480

Adobe Photoshop Waa mid Ka mida Programs ugu Muhiimsan ee loo adeegsado Graphic Designing (Nashqad sameynta) iyo Image E...
31/10/2023

Adobe Photoshop Waa mid Ka mida Programs ugu Muhiimsan ee loo adeegsado Graphic Designing (Nashqad sameynta) iyo Image Editing(Sawir Qurxinta).
Hadaba Hadii aad xiiseynsayo Barashadda Program-kan bilow ilaa Dhamaad Waxa socota Isdiwaan Galinta Ardey Cusub oo bishan bilaabeysa
Fadlkan ka Faa'ideyso oo mudo kooban ku baro.



Whats App 63 4894480

Ma Rabtaa Inaad Barato Muqaal Hagaajinta (Video Editing)?๐ŸŽž๐ŸŽžXirfada Video Editing waa Xirfad Baahi Badan loo qabo.Hadaba ...
10/10/2023

Ma Rabtaa Inaad Barato Muqaal Hagaajinta (Video Editing)?

๐ŸŽž๐ŸŽžXirfada Video Editing waa Xirfad Baahi Badan loo qabo.

Hadaba Faatix Academy waxaad ka heleysaa Course-kan oo Mudo kooban aad ku baran doonto.
iyada oo lagu Bari doono Adeegsiga Program-ka ugu Caansan dhanka Muqaal hagaajinta ee Adobe Premiere Pro.

Hada waxa socota Diwaan Galinta Fasalo Cusub:
Casharada waxaad Ka baraneysaa Platform-ka .com.

wixii macluumada Nagala soo xidhiidh WhatsApp: 63 4894480

Baro Graphic Design-ka Program-ka Ugu Muhiimsanee Adobe Photoshop:Register Now: 63 4894480
27/09/2023

Baro Graphic Design-ka Program-ka Ugu Muhiimsan
ee Adobe Photoshop:
Register Now: 63 4894480

Web Development Course:Course kan waxaad ku baran doontaa Dhaman qaybaha Aasasigaee Barashadda Web Develpment-ka sidaโœ…HT...
27/09/2023

Web Development Course:
Course kan waxaad ku baran doontaa Dhaman qaybaha Aasasiga
ee Barashadda Web Develpment-ka sida
โœ…HTML
โœ…CSS
โœ…JavaScript
Is diwaan Galinta Course-kan ayaa socota Fadlan Ka faa'ideyso
63 4894480

Ma jeceshahay barashadda Computer-ka?๐Ÿ“ฃ๐Ÿ“ฃCourse-ka Barashadda Aasaasiyaadka Computerwaxaad ku baran doonta dhaamaan Qaybah...
25/09/2023

Ma jeceshahay barashadda Computer-ka?
๐Ÿ“ฃ๐Ÿ“ฃ
Course-ka Barashadda Aasaasiyaadka Computer
waxaad ku baran doonta dhaamaan Qaybaha ugu muhiimsan
Computer ka sida:
โ˜‘๏ธMs Windows
โ˜‘๏ธMs Word
โ˜‘๏ธMs Excel
โ˜‘๏ธMs Access
โ˜‘๏ธMs Power Point

Hada si aad isku diwaan galiso Fadlan la soo xidhiidh:
WhatsApp Number-ka: 63 4894480

Address

Road No. 1
Hargesa
252

Opening Hours

Monday 06:00 - 22:00
Tuesday 06:00 - 22:00
Wednesday 06:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 22:00
Friday 16:00 - 22:00
Saturday 06:00 - 22:00
Sunday 06:00 - 22:00

Telephone

+252634894480

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faatix Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Faatix Academy:

Shortcuts

Share