Luqman Qur'an Online

Luqman Qur'an Online Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Luqman Qur'an Online, Tutor/Teacher, Hargesa.

وأحسن كما أحسن الله إليك👏

يا طالبَ الرِزقِ في الدنيا بِقُوَّتِه
تَدورُ من بلدٍ فيها إلى بلدٍ
أَتعَبتَ نَفسَكَ فيما لستَ تُدرِكُهُ
وضَاعَ عُمركَ في همٍ وفي نَكدٍ

03/11/2025
30/10/2025

Aakhiro✍️

02/10/2025

ماشاء الله تبارك الله.

26/09/2025

«اقرؤوا سورة البقرة، فإن أخذها بركة، وتركها حسرة، ولا تستطيعها البطلة»
حديث《

"Akhriya Suuratul-Baqarah, waayo qaadashadeedu waa barako, ka tegitaankeedu waa khasaare, sixirleyduna ma awoodi karaan."( yacni qofka akhrista inay wax yelan).

《Muslim ayaa wariyay》

23/09/2025

المقرئ محمد الأهدل
.... برواية هشام عن ابي عامر

22/09/2025

Bar ama Baro ✍️📖
21/09/2025

Bar ama Baro ✍️📖

📖 Barashada Qur’aanka Kariimka ah iyo Akhrintiisa✍️.Qur’aanku waa nuurka iyo hanuunka ugu weyn ee Muslimka. Barashadiisu...
21/09/2025

📖 Barashada Qur’aanka Kariimka ah iyo Akhrintiisa✍️.

Qur’aanku waa nuurka iyo hanuunka ugu weyn ee Muslimka. Barashadiisu waxay kor u qaadaa iimaanka, waxayna qalbiga ku beeraysaa degenaansho iyo xikmad.

✨ Nabigu ﷺ wuxuu yiri: “Kan Qur’aanka akhriya oo barta oo dadka barana, waa kan ugu khayr badan dadka.”

Faa’iidooyinka barashada iyo akhrinta Qur’aanka:
1️⃣ Waxaa laga helaa ajar aan xad lahayn – xitaa xarfaha yar yar.
2️⃣ Waxay nolosha u horseeddaa hanuun iyo barako.
3️⃣ Waxay hagaajisaa akhlaaqda iyo wanaagga qofka.
4️⃣ Waxuu kuu noqonayaa shafic (difaac) maalinta qiyaamaha.

🌙 Ku dadaal inaad maalin walba akhrido Qur’aan, xitaa dhowr aayadood, si qalbigaagu u iftiimo, noloshaaduna u barakeysnaato.

Address

Hargesa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Luqman Qur'an Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category