Miftah Online Academy

Miftah Online Academy KA BARO MIFTAH COLLEGE ONLINE :-
* Quraanka || Carabi || English || Xisaab || Soomaali || Far'qurxinta.

Kala xidhiidh WhatsAppkan 👉➕2️⃣5️⃣2️⃣8️⃣3️⃣9️⃣4️⃣9️⃣8️⃣2️⃣

02/01/2026

Waxbarasho Bilaasha 63 8394982

01/01/2026

Fursad Waxabarsho Oo Tayo Leh 63 8394982

01/01/2026

Wxabarasho Tayo Leh 63 8394982

12/10/2025

Fursad Waxbarasho Oo Dahabiya 63 8394982

12/10/2025

Fursad waxbarsho 25263839492

26/09/2025

BARASHADA AF SOMAAMALIGA | CASHARKA 8AAD || 252 63 8394983

06/06/2025

Hada Bilaw Oo Hada Baro 63 8394982

Ku: ArdaydaMawduuca: Ogaysiis Imtixaan Online ahDugsiga Barashada Qur'aanka iyo Luuqadaha Miftah Online Academy wuxuu id...
23/04/2025

Ku: Ardayda

Mawduuca: Ogaysiis Imtixaan Online ah

Dugsiga Barashada Qur'aanka iyo Luuqadaha Miftah Online Academy wuxuu idin ogaysiinayaa in imtixaanka 26-ka bisha Abriil, 2025 uu noqon doono online. Fadlan si taxadar leh uga qayb qaata, adigoo hubinaya in qalabkaaga iyo xiriirka internet-kaaga uu yahay mid deggan.

Waxaa muhiim ah inaad iska ilaalisaan waqti lumiska iyo in carruurta ama qof kale kaa dhex galo inta aad ku jirto imtixaanka. Tani waxay carqaladayn kartaa habsami u socodka imtixaanka.

Haddii aad u baahan tahay wax faahfaahin dheeraad ah ama su’aalo, fadlan igala soo xidhiidh lambarka +252638394983. Waxaan rajeynayaa in aad si guul leh ugu gudubtaan imtixaanka.

Mahadsanid, waxaana rajeynayaa in aad diyaar u tihiin inaad imtixaanka ka qeyb qaadato si guul leh.

Ixtiraam iyo mahadnaq.
Miftah Online Academy

Eid-mubarak Dhamaan Umada Soomaliyeed Allah Hanaga Aqbalo Dhamaan Acmaasha Soonka.
29/03/2025

Eid-mubarak Dhamaan Umada Soomaliyeed
Allah Hanaga Aqbalo Dhamaan Acmaasha Soonka.

10/01/2025

FAYGARKA BILAWGA SOMALIGA 63 8394983

Address

Hargesa
124

Telephone

+25263839498

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Miftah Online Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Miftah Online Academy:

Shortcuts

Share

Category