Dugsiga Barashda Quraanka Online

Dugsiga Barashda Quraanka Online

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga Barashda Quraanka Online, Tutor/Teacher, skype:macalimcabaas@hotmail. com, Hargesa.

Booqo web keena
www.jaamiculquraan.blogspot.com
subscribe saar adiga oo mahadsan

https://www.youtube.com/channel/UCr1c7EkAwYyK5hbRt-9c5Vg

Ama kudarso dugsiga
Skype live:macalimcabaas

16/06/2024

Ciid mubarak

15/02/2024

الللهم إنّي اسألك خيره وخير مافيه واعوذ بك من شره وشر مافيه

04/01/2023

QISSO QOFWAYN OO DUMAR AH
—————————————————-
Waxa ay dhahday waxaan haystay 3dax wiil kuligoodna wa ay guursadeen maalin ayaan utagay kii ugu waynaa waxaana ujeedkaygu ahaa in aan laseexdo subaxii marka lagaarey waxaan kadalbadey wayso marka aan waysaystay ayaan ku shubay inta hartay firaashaka waxaa laii keeney shaah waxaan ku dhahay tani waa xalada dadka da,da ah ayada oo tusaysa firaashka marka ay aragtay ayee igu qaylisey oo ereya xunxu imaqashisay iguna amartay in aan nadiifiyo aan qalajiyo aan mardambe ku noqonin aniga oo xanaqeyga qarinaayo ayaan sameyey

waan katagay waxaan aadey kii labaad waxaan sameeyey sidii silamid ah way igu qalisay ninkeda ayeey usheegtay oo wiilkayga ah waxba ma uusan dhihin ayada si uu qalbigayga u dhowro waa uu iska aamusay

Waan ka tagay waxaan aaday kii ugu yaraa
Waxa aan sameeyey sidii si lamida marka ay shaaha iikantay ayaan tusay waxa ay igu dhahday dhibmalahan hooyo intee baan ku soo kaatshi jirnay dhabtiina iyo firaash yadiina hada waa markena waxba haka wal walin waqaaday waso dhaqdey waso qalajisay

Marka ayeey kudhahde gabadheyda dadbaa wax ii dhiibtay in aan usogado ayaan rabaa cabirkedana magaranayo adiga ayeeyna kula ektahay adiga cabirkaagu waa meeqa marka ayeey usheegtay

Islaantii way iska baxdey gurigeda ayeey adey kuligood ayeey maalin ku balamisay gurigeeda waxa ayaoo gadey dahab badan iyo wax badan dhayman wayna usheegtay waxa ay samaysey in aysan ahay kaadi iyo wax u dhaw dahabkii iyo dhaymankii waxa aysii say kiiyaraa gabadhiisa micna xaaskiisa waxa ayna ku dhahdey tani waa gabadheyda waxaana u baxsanayaa marka aan waynaado ayada ayaa ixanaanayneysa cimrigayga inta kadhimana akteda ayaan ku nolanayaa

Kuwii kala xanaaqay oo qayliyey oo ka shalaayey waxa ay ku sameeyeen وهل جزاء الإحسان إلا الاحسان

Markaas ayeey ku dhahdey labadii waaweynaa meel diyaarsada sidaad sameeyseen un baa idin dambeysa

Waxaan ku darsanayaa waalidka yaanan la dhayalsanin haloo icsaan falo adigana aduun iyo aakhiro is aad uhesho!

11/05/2022
27/03/2022

قل هو الله احد" Maxaa loodhahay oo loodhiwaayey واحد"؟
Jawaab
Maxaa yeeley, (احد) Gadaasheda tira malahan Laakin واحد Waxa uu haystaa اثنان وثالث
Mida labaad (احد) malahan wax muanath ah ama dhidigeen maxaa yeeley waaxid dhidigiisu waa واحدة
(احد) waa sifo ugaar ah (الله)
Amaa waaxid waa sifo qofkasta qaadan kara
Waxaan dhihi karnaa رحل واحد lakin madhihi karno رجل احد maxayeley احد maqeebsamo lakin واحد waxa uu noqon kara .5 .25 .....

13/03/2022

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

Want your school to be the top-listed School/college in Hargesa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Skype:macalimcabaas@hotmail. Com
Hargesa