06/01/2026
📖 Ku Soo Biir Al huda online qur'aan
Ma doonaysaa inaad Qur’aanka Kariimka ah u barato si sahlan, nidaamsan, oo tayo leh adiga oo jooga gurigaaga?
Al huda Online Qur'aan kuu diyaarisay barnaamij waxbarasho oo casri ah, kuna habboon carruur & waaweynba.
🔹 Waxaan bixinaa:
✔️ Akhrinta & Xifdinta Qur’aanka Kariimka ah
✔️ Tajwiid si qoto dheer loo barto
✔️ Fiqi & culuumta Islaamka
✔️ Macallimiin khibrad iyo akhlaaq leh
🌐 Faa’iidooyinka:
✅ Casharro online ah – meel kasta oo aad joogto
✅ Jadwal dabacsan oo ku habboon waqtigaaga
✅ Barasho tayo leh oo si fudud loo fahmi karo
📲 Hadda isdiiwaangeli
📞 La Xidhiidh: 67 2130318