Gurey Online Academy

Gurey Online Academy Casharo waxtar leh iyo xikmado noloshaada wax ka bedeli doona. ʜᴀʟᴋᴀɴ ᴋᴀ ᴅᴀʟʙᴏ ʙᴇᴇᴄᴀᴅᴀ ᴀᴀᴅ ᴅᴏᴏɴᴀʏsᴏ

10/03/2024
Ku saliya Nbeigeeni Muhammad Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw...
08/03/2024

Ku saliya Nbeigeeni Muhammad Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw.

Like, Follow, Share our Page.

Shuruudaha ku xidhan Guusha:1. Page-ka like garee.2. Page-ka Follow garee.3. Share garee Page-ka. 4. Suaasha Commentiga ...
07/03/2024

Shuruudaha ku xidhan Guusha:
1. Page-ka like garee.
2. Page-ka Follow garee.
3. Share garee Page-ka.
4. Suaasha Commentiga kaga jawaab.

Waxa aan Hanbalyo u dirayaa Ardayda ka qalinbedelatay Acaademiyada Gurey Online Academy oo ah acaademiyad Soomaaliyeed o...
07/03/2024

Waxa aan Hanbalyo u dirayaa Ardayda ka qalinbedelatay Acaademiyada Gurey Online Academy oo ah acaademiyad Soomaaliyeed oo bixisa Xirfaddo Noloshaada waxbadan kusoo kordhinaya Idamka Alle.

Please answer if you have learned the grammar.
12/06/2022

Please answer if you have learned the grammar.

Jumca wanagsan dhamaan walaalaha qiimaha badan, waxa soo galaya habeen qiimo badan aynu ka faaideysano oo cibaadada iyo ...
09/06/2022

Jumca wanagsan dhamaan walaalaha qiimaha badan, waxa soo galaya habeen qiimo badan aynu ka faaideysano oo cibaadada iyo camalada wanagsan aynu sameyno.

Allah sw waxaan ka baryaya in madaxda wadankana inoo hagaajiyo, kuwa masaxtinamadana doonaya Allah kadhigo kuwo dalkan ku hogaamiya Diinta islamka, Allah sw ha inoo siyaadiyo nabadgalyadeena Allah inaga kaxeeyo nabadgelyadaa aynu haysano, Allow sharka nabaal mari. Allah sw ha inaga qaboojiyo dhibka ka iman karta xaaladan siyaasadeed ee wadanka kajirta.

Sidoo kale halkan waxaan uga duceynayaa in Allah sw u fududeeyo dhamaan ardayda gelidoonta maalinta sabtida Imtixaanka shahaadiga ah, sidoo kale Allah sw ha caafiyo dhamaan wixii muslim ah ee buka.

Shuruuda suaasha1. Inaad suaasha commentiga kaga jawaabto.2. Like saar page-ka.3. Share dheh page-ka.4. Numberkaga comme...
22/05/2022

Shuruuda suaasha
1. Inaad suaasha commentiga kaga jawaabto.
2. Like saar page-ka.
3. Share dheh page-ka.
4. Numberkaga commentiga ku reeb.

Guul baan idiin rajeynayaa walaalayaal.

06/05/2021

Wax baro adiga oo jooga goobtaada shaqada iyo gurigaagaba.

Address

Hargesa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gurey Online Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category