16/05/2026
15 May 2026, waxa uu Ururka Macallimiinta Somaliland ee SOLTA soo bandhigay munaasabad loogu diyaar garoobayo xuska 18 May. Munaasabaddan oo ka dhacday magaalada Hargeysa, waxa ka soo qayb galay guddoomiyeyaasha gobollada Awdal iyo Togdheer.