21/08/2026
"Qasaa’idka lagu akhriyo Mawliidka waxaa ku jira waxyaabo badan oo shirki ah.
Mawliidka la dhigana Shiicada ayaa bilowday,
Nabi Maxamed ﷺ Mawliidka ma dhigin, asxaabtiisuna ma dhigin, taabiciintiina ma dhigin. Haddaba, Nabi Maxamed ﷺ wuxuu samayn waayay, ma khayr baa, Waa maya ." Sheekh Allaybaday